Turkiga Oo Shaqaalihiisa Kala Baxaya Somalia Iyo Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Ka Murugootay Tallaabada Ankara

  Mogadishu (Araweelo News Network)Dawladda Turkiga, ayaa si degdeg ah u go’aansatay inay xarunta Somalia ee magaalada Muqdisho kala baxdo shaqaalaheeda  More...

by info | Published 5 years ago
By info On Tuesday, July 8th, 2014
0 Comments

Al-shabaab Oo Qabsatay Qaybo Ka Mid Ah Dhismayaasha Madaxtooyadda Somalia

Mogadishu(Araweelo News)Al-shabaab ayaa weerar iyo qaraxyo is miidaamin ah ku qaaday galabta xligii Afurka dhismayaasha Madaxtooyadda Villa Somalia, waxaana weerarka Al-shabaab ku  More...

By info On Tuesday, October 1st, 2013
0 Comments

Wararkii Telefishanka Bulsho TV Halkan Ka Daawo

Wararkii Telefishanka Madaxa-banaan ee Bulsho TV halkan ka daawo  More...

By info On Thursday, December 22nd, 2011
0 Comments

Munaasibada Xil wareejinta Maareeyaha Cusub Ee Dekedda Iyo Maareeyihii Hore Halkan Ka Daawo

http://youtu.be/PevSMaPDh78  More...

By info On Tuesday, September 28th, 2010
0 Comments

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan Garnaqsi Ah La Yeeshay Odayaasha Boorame , Fadhi Mar kale Loo Balamay Iyo Cabashooyinka Siyaasadaysan

Boorame(ANN) Wasiirka  Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Salaadiinta iyo waxgaradka gobolka Awdal ayaa fooda is daray kulan maanta ka dhacay huteelka Rays ee xarunta gobolka Awdal, kulankaa More...

By info On Tuesday, August 10th, 2010
0 Comments

Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Kooxdii Labaad Ee Xubnaha Wasiirada Cusub Iyo Qaabkii Ay Ugu Codeeyeen

 images/stories/ssss 5.jpg   Hargeysa (ANN) Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa meel mariyay  ansixinta kooxdii labaad ee  ka mid ah xubnaha Golaha wasiirada cusub oo uu madaxweynuhu magcaabay dhamaadkii More...

By info On Saturday, May 22nd, 2010
0 Comments

Bilawga Hawsha Bedelaada Kaadhadhka Oo Dib Looga Bilaabay Degmooyinka Dalka Iyo Xubno Ka Tirsan Komishanka Oo Safar Ugu Baxay Dalka Britain

Hargeysa (ANN)- Laba xubnood oo ka tirsan Guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa shalay  safar  ugu baxay Dalka  Britain, kuwaas oo ujeeddada safarkooda ku sheegay  inay halkaa u tegayaan, si ay u diyaariyaan  More...

By info On Saturday, May 22nd, 2010
0 Comments

Xogayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Ka Hadlay Shirka Caalamiya Oo Soomaalida Uga Furmay Istanbuul

Mr. Ban Kin-moon wuxuu sidaa ku sheegay hadal uu ka jeediyay shira caalamiga ah ee Soomaalida uga socda Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga, kaas oo ujeedooyinka ugu waaweyn ee lagaga hadlayaa yihiin xaalada More...

By info On Saturday, April 24th, 2010
0 Comments

Maxaa Ku Cusub Hargeysa ?

Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown Ma doonaysaa habeenkaaga Munaasibad Xaflad  Aroos, Meher, Kulan Asxaabeed, ama inaad shir la qaadato saxiibadaa iyo sidoo kale kulan aqoon is weydaarsi  More...

By info On Wednesday, April 21st, 2010
0 Comments

Nuxurka Heshiiska Xisbiga Kulmiye La Saxeexday Garabka Isbedeldoonka Iyo Dareenka Ka Dhashay Waraabe Lagu Gawracay Duleedka Huteelka Munaasida Lagu Qabtay

  Hargeysa (ANN) Xaflad  si weyn loo soo agaasimay oo shalay lagu qabtay hutelka Kaah ee Bariga magaalada Hargeysa ayaa lagaga dhawaaqay in garabka isbedeldoonka Udub ku biireen xisbiga mucaaridka ee Kulmiye.  More...