Cudurka EBOLA Oo U Tahriibay Qaaraddaha Yurub Ameerika Iyo Australia Kadib Kumaan Qof Oo Ku Dhintay Dallka Galbeedka Afrika. Warbixin

Warbixin: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human rights Activist.   Hargeysa(Araweelo News Network) Cudurka Ebola oo dhawrkii bilood u danbeeyay dhibaato ku hayay dalalka Galbeedka Afrika, isla markaana sababay