info

This user hasn't shared any profile information

By info On Monday, October 13th, 2014
0 Comments

Kolba Xukuumada Sii Dhacaysaa Lagu Yaqaaan In Ay Taliye Axmed Dacawo Gabiley Keentee. W/Q. Muna Axmed .

Kolba Xukuumadda Waqtigu Gabo Gabada Ka Yahay Ee Ka Baqaysa In Doorashada Lagaga Adkaado Ayaa Waxay Taliye Axmed Dacawo U Soo Magacawdaa  More...

By info On Sunday, October 12th, 2014
0 Comments

First Case of Ebola In Ethiopia Reported. By Hara Ethiopia

Addi’s- Abba(ANN)-First case a disease that medical doctors believe is Ebola appears to be suspected in the Ethiopian capital. One west African origin  More...

By info On Saturday, October 11th, 2014
0 Comments

Daawo Muuqaalka Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefdigiisa Oo Lagu Soo Dhoweeyay London

London(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo wefdi oo uu hogaaminayo oo ka degay Cariga Dalka Britain, ayaa si weyn  More...

By info On Friday, October 10th, 2014
0 Comments

Cudurka EBOLA Oo U Tahriibay Qaaraddaha Yurub Ameerika Iyo Australia Kadib Kumaan Qof Oo Ku Dhintay Dallka Galbeedka Afrika. Warbixin

Warbixin: By. Carraale M. Jama Freelance Journalist and Human rights Activist.   Hargeysa(Araweelo News Network) Cudurka Ebola oo dhawrkii bilood u danbeeyay dhibaato ku hayay dalalka Galbeedka Afrika, isla markaana More...

By info On Friday, October 10th, 2014
0 Comments

Xubinta Komishanka Ee Muranku Ka Taagnaa Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Golaha Wakiiladda Somaliland

Hargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somalialnd Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa u gudbiyay golaha wakiiladda Somaliland xubinta Komishanka Doorashooyinka ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, taas oo More...

By info On Friday, October 10th, 2014
0 Comments

Masuul Laga Qaaday Xilka Iyo Guddoomiye Loo Magcaabay Buuhoodle

Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweynaha Somaliland, ayaa xilkii uu hayay ka qaaday masuul ka tirsan Xukuumaddiisa, isagoo dhinaca kalena masuul cusub u magcaabay Gobolka Buuhoodle.  More...

By info On Thursday, October 9th, 2014
0 Comments

Al-Qaida Yemen Oo Weeraro Khasaare Balaadhan Dhaliyay Ka Fulisay Dalkaa

San’a(Araweelo News Network)Al-Qaidada Yemen ee Ansaaru Shareeca, ayaa qaaday weeraro lagu hoobtay oo ka dhacay Dalka Yemen xili xiisado siyaasadeed iyo  More...

By info On Wednesday, October 8th, 2014
0 Comments

Noocyada Heshiisyada Caalamiga Ah Ee Shidaalka Iyo Dhibaatooyinka Ka Dhalankara Qaabka Xukuumadda Siilaanyo U Maamushay Heshiisyada Qarsoon Ee Khayraadka Dalka: Qaybtii Labaad

Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaaysha sharci dejintu u diyaarin ilaa hadda xeerka Maalgashiga dalka, ama xeerka maaulka Khayraadka Dalka,  More...

By info On Wednesday, October 8th, 2014
0 Comments

Eng. Xaashi Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Farta Ku Fiiqay Dhaliilo Xukuumadda Madaweyne Siilaanyo Hadheeyay Iyo Nolosha Bulshada Oo U Qaybsantay Dabaqado

Hargeysa(Araweelo News Network) Wasiirkii hore ee maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay caddaalad-daro uu sheegay in  More...

By info On Tuesday, October 7th, 2014
0 Comments

Madaxweynaha Kenya Oo Ka Xaadiray Maxkamadda Denbiyada Dagaalka

Nairobi(Araweelo News Network) Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka xaadiray Maxkamadda denbiyada Dagaalka ee ICC. Kadib markii lagu eedeeyay in uu galay denbiyo dagaal doorashooyinkii dalkaa  More...