Date archive forMay, 2010
By info On Monday, May 31st, 2010
0 Comments

Madaxweyne Rayaale Oo Booqasho Kooban Ka Dib Ka Hadlay Derejadii Ciidamadda Somaliland, Xaalada Buuhoodle Iyo Biriishka Hargeysa

  Hargeysa (ANN)-Madaxweyne Rayaale oo maanta barqadii kormeer ku tegey xarunta Wasaarada Hawlaha guud iyo goobo kale ayaa dhinac isaga leexiyay balanqaadkii uu hore ugu balan qaaday Ciidamadda Somaliland inuu More...

By info On Monday, May 31st, 2010
0 Comments

Madaxweyne Rayaale Oo Golaha Wakiilada Dib Ugu Celiyay Xeerkii Habka Miisaaniyada Qaranka

Hargeysa(ANN)-Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa golaha Wakiilada dib ugu soo celiyey Xeerkii miisaaniyadda Qaranka ee ay ansixiyeen horaantii bishan. Ka dib markii mudanayaashu ka yeesheen  dood, isla markaana More...

By info On Monday, May 31st, 2010
0 Comments

Ururka Ugu Balaadhan Ee Ay Ku Bohoobeen Qurbajooga Somaliland Oo Ku Baaqay In La garab Istaago Komishanka Doorashooyinka Qaranka

  Hargeysa (ANN)- Ururka ugu balaadhan ee ay ku bohoobeen qurbajooga Somaliland ayaa ku baaqay in la garab istaago Komishanka Doorashooyinka Qaranka, isla markaana waxay usoo jeediyeen Axsaabta Siyaasada iyo Saxaafadba More...

By info On Monday, May 31st, 2010
0 Comments

Fasiraadda Muuqaalladda Siyaasaddaha Is Shabbaha Ee Xukuumadda Rayaale iyo Kooxda Al-shabbaab Ee Koonfurta Somalia

Xukuumada Somaliland ee madaxweyne Daahir Riyaale kaahin, waxay  ahayd mid ku timi xukunka doorashadii May, 2003, waqtigaa oo uu tiro codad aad u yar oo mad madaw badani ka muuqday ku guulaysatay shan sannadood More...

By info On Saturday, May 29th, 2010
0 Comments

Masuuliyiin Ka Tirsanaa Xisbiga UDUB Oo Maanta Ku Dhawaaqay Inay Iska Casileen Xilalkii Ay Ka Hayeen Xisbigaa

    Hargeysa (ANN)-Masuuliyiin ka tirsanaa Xisbil-xaakimka UDUB  oo xilal kala duwan ka hayay, ayaa sheegay  inay iska casileen xilalkii ay Xisbiga UDUB ka hayeen, ka dib markii uu Xisbigoodu noqday mid sii More...

Afhayeenka Komishanka qaranka
By info On Saturday, May 29th, 2010
0 Comments

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Cayimay Maalinta Ololaha Doorashada

      Hargeysa (ANN)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay  maalinta ololaha doorashada Madaxtooyada Xisbiyadu bilaabayaan iyo qorshaha mudada loo asteeyay.  More...

Badhasaabka Hargeysa Photo File
By info On Saturday, May 29th, 2010
0 Comments

Badhasaabka Hargeysa Oo U Tafaxaytay Olole Lagu Manjaxaabinayo Hawlaha Komishanka Ee Natiijaada Kaadhadhka Iyo Qorshaha Doorashada

  Hargeysa(ANN)-Badhasaabka gobolka Hargeysa ee Maroodi Jeex    Maxamed Cabdi Daa’uud, ayaa maalmihii u danbeeyay u tafaxaytay Olole ka dhan ah hawlaha Komishanka ee natiijada Kaadhadhka ee aan weli soo More...

By info On Thursday, May 27th, 2010
0 Comments

Hogaamiyaha Xisbul Islaam Xasan Aways Oo Ugu Baaqay Inay Midoobaan Kooxaha Dagaalamaya Iyo Al-shabaab Oo Hawlgal Ka Fulisay Gudaha Dalka Kenya

  Muqdisho(ANN)-Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaan ee ka Dagaalama Magaalada Muqdisho Sh.  Xasan Daahir Aweys  ayaa ugu baaqay kooxaha wadaadada ee firqooyinka ka dagaalama Somalia inay midoobaan si ay isaga caabiyaan More...

By info On Thursday, May 27th, 2010
0 Comments

Burco: Kooxo Dhallinyaro ah oo Mudaharaad ku Muujiyey Cabashadooda iyo Jawaabka Xukuumadda

    Hargeysa (ANN)-Kooxo dhallinyaro ah oo cadhaysan, ayaa maanta mudaharaad ka sammeeyey Xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer, kuwaas oo ka cabanayay gunnooyinkii ay ku shaqaynayeen maalmihii ay socotay hawsha More...

By info On Wednesday, May 26th, 2010
0 Comments

Gudoomiyihii Ololaha Doorasha Ee UDUB Oo Koox Dhalinyaro Ahi Xafiiskiisa Ku Farasaareen

  Hargeysa (ANN)- Koox  dhalinyaro cadhaysan ah ayaa Xafiiskiisa ku garaacay Gudoomiyaha Ololaha Doorashada  ee Xisbiga UDUB,  Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan-hindi), kaas oo ay  dhaawacyo soo gaadheen, More...