Date archive forAugust, 2010
By info On Tuesday, August 31st, 2010
0 Comments

Xisbiga Mucaaridka UDUB Ee Lagaga Guulaysatay Doorashadii Madaxtooyada Somaliland Oo Markii U Horaysay Muujiyay Cabasho Masuuliyiin Ka Tirsan Oo Xabsiga Loo Taxaabay

  Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha siyaasada ee xisbigia mucaaridka UDUB ee  dhawaan doorashadii madaxtooyada lagaga guulaystay Cumar Jaamac Faarax ayaa sheegay in xukuumada cusubi ay u gaadhsanayso siyaasiyiinta xisbigooda, More...

By info On Tuesday, August 31st, 2010
0 Comments

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID Oo Ka Hadlay Ogolaanshaha Madaxweyne Siilaanyo Ku Bixiyay Isgaadhsiinta Keybalka Badda Iyo Aragtidooda Doorashooyinka Soo Socda

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku wajahan isgaadhsiinta Kaybalka badda Hoostiisa la marinayo ee dhawaan Madaxweynaha Somaliland u ogolaaday More...

By info On Tuesday, August 31st, 2010
0 Comments

Suxufi Somaliland Ah Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

images/stories/suxufiga geeriyooday.jpg Hargeysa(ANN)Alle ha u naxariistee waxa shalay duhurkii ku geeriyooday magaalada Hargeysa  Marxuum- Muuse Maxamuud Axmed oo lagu naanaysi jiray  ( Muuse Ilkacase), oo ka More...

By info On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

Muqdisho; Dagaalo Maalintii Sideedaad Socda, Guusha Ay Sheegatay Al-shabaab, Calaacalka Sh. Shariif, Dhawaaqa C/qaasim Iyo Af-hayeenka AMISOM Oo Qirtay Askarta Ka Dhimatay

images/stories/muuqalka askarta amisom.jpgMuqdisho (ANN) Dagaalo ba’an iyo duqaymo ayaa maalintii sideedaad ka socda  magaalada Muqdisho, iyadoo ay   dagaallada Muqdisho ka socdaa u dhexeeyaan ciidamada dowladda More...

By info On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

Mujaahid C/llaahi Askar Oo Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Hargeysa Iyo Taariikhda Qisada Dhacdadii Mucjisada Ahayd Ee Hawlgalkii Birjeex

images/stories/xuska taalada hawgalkii birjeex.bmp Hargeysa (ANN)Alle ha u naxariistee waxa shalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday Col. Cabdilaahi Askar Barkhad oo ka mid ahaa Saraakiishii Milateri ee Urur-kii More...

By info On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

“Qoladayada Kulmiye Waanu Degdegaynaa Oo Waxaanu leenahay, Sow Kuwii UDUB Ma Joogaan, Baneeya.” Dr. Axmed Haashi Oday

images/stories/dr. axmed xaashi oday.png  Hargeysa (ANN)Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Dr. Axmed Xaashi Nuur (Oday), ayaa sheegay in aanay waxba is badelin inta UDUB-tii More...

By info On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

Kulan Lagu Gorfeeyay Arrimaha Doorashooyinka Baarlamaanka Iyo golayaasha Deegaanka Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Qabtay Qasriga Madaxtooyada

 Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta kulan la doonayo in lagu girfeeyo   wakhtiga doorashada Baarlamaanka Guurtida/ wakiilada iyo golayaasha deegaanka  oo kaabiga inagu soo haysa ku qabtay qasrigaa More...

By info On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

Madaxweynihii Lagaga Guulaystay Doorashada Daahir Rayaale Oo La Kulamay Raysal Wasaare Meles Zenawi

Hargeysa (ANN)Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Dahir Rayale Kaahin, isla markaana ahaa  Madaxweynihii dhowaan laga guulaystay doorashada madaxtooyada  Somaliland ayaa maanta magaalda Addis Ababa ee dalka Ethiopia kula More...

By info On Sunday, August 29th, 2010
0 Comments

Koox Aqoonyahan Ah Oo Ugu Baaqay Madaxweyne Siilaanyo Inuu Fuliyo Balanqaadkii Furista Ururada Siyaasada Iyo Dareenka Laab La Kaca Bayaankooda

Hargeysa (ANN) Koox ka mid ah  aqoonyahanka Somaliland ayaa ku baaqay in la soo horumariyo doorashada Golayaasha Deegaanka oo mudnaanta la siiyo, isla markaana ka dalbaday Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] More...

By info On Sunday, August 29th, 2010
0 Comments

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo U Magcaabay Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeysa

Hargeysa (ANN) Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa maanta xilkii ka qaaday xoghayihii Dawlada hoose ee hargeysa, isla markaana xoghaye cusub magacaabay. Sidaana waxa lagu More...