Date archive forDecember, 2011
By info On Saturday, December 31st, 2011
0 Comments

SOLJA Oo Warbixin Kasoo Saartay Suxufiyiinta Somaliland Ee Lagu Tacadiyay Sanadkii 2011

Hargeysa(ANN) Warbixin Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJO soo saaray ayaa lagu sheegay tacadiyo Xukuumadda Somaliland kula kacday suxufiyiinta sanadka dhamaday ee 2011.Qoraalka warbixintaa oo ku saxeexanyahay More...

By info On Saturday, December 31st, 2011
0 Comments

Ogaysiis Mihiim Ah Ururka UMMADDA Ee Somaliland Taageerayaasha USA iyo Canada

Fadlan ka soo qayb gal shirkan caalamiga ah ee uu qabanayo Ururka UMADDA ee qaysoomaya maalinta Isniinta, bisha January 2deeda; saacadu   More...

By info On Saturday, December 31st, 2011
0 Comments

“Guddoomiyahayaga hadalkiisu maaha afkii Gudida Xanaanada Xoolaha, waxbana kama jiraan eedaha rarida macdan sharci daro” Xildhibaan xariir S. Ducaale

Hargeysa(ANN)-Xildhibaan Xariir Siciid Bulaalle oo ka tirsan Gudidda Xanaanada Xoolaha iyo khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa naqdiyay eedo uu hore Gudoomiyaha Guddi hoosaadkooda Md. Siciid More...

By info On Saturday, December 31st, 2011
0 Comments

Ciidamadda Ethiopia Oo La Wareegay Magaalada Beledweyne Kadib Dagaal Qadhaadh Oo Ku Dhexmatay Al-shabaab

Beledweyn(ANN)Ciidanka Milateriga Ethiopia ayaa gacanta ku dhigay maanta Magaalada istiraatiijiga ah ee Beled Weyne oo ku taala badhtamaha Somalia. kadib markii ay weerar kusoo qaadeeen halkaa, iyagoo kaashanaya More...

By info On Saturday, December 31st, 2011
0 Comments

Soomaalida Oo Joojiyay Shaqadoodii Xawilaadaha Lacagaha, Haya’ddaha Caalamiga Ah Oo Walaac Ka Muujiyay Talaabadaa Iyo Bulshada Soomaalida Oo Dareen Cadho Ah kaga Jawaabtay

Washington(ANN) Shirkaddaha Xawaaladaha Soomaalida ee ka shaqeeya dalka Mareykanka ayaa maanta dhammaantood joojiyay adeegga xawaaladaha lacagta. Kadib markii baananka Mareykanku ay diideen inay lacagtaa xawilaan. More...

By info On Friday, December 30th, 2011
0 Comments

Somalia fears as US Sunrise banks stop money transfers

Washington (ANN)The largest bank which lets Somalis in the US send money back home is due to close this service, raising fears for the famine-hit country.  More...

By info On Friday, December 30th, 2011
0 Comments

Masar Oo Soo Dhowaysay Xidhiidh Iskaashi Oo Ay La Yeelato Somaliland Iyo Muftiga Caanka Ah Ee Masar Oo Ka Hadlay Doorka Taageerada Somaliland

Qahira(ANN)Wakaaladda Wararka ee Dawladda Masar, ayaa sheegtay in Muftiga weyn ee dalka Masar  Sheikh. Cali   Jama    uu soo dhaweeyay iskaashi dhexmara Masar iyo Somaliland, kaas oo ku saabsan dardar-gelinta More...

By info On Friday, December 30th, 2011
0 Comments

Egypt: Gomaa Welcomes Cooperation With Somaliland

Qahira(ANN) Egypt’s Mufti Ali Gomaa has welcomed cooperation with Somaliland to boost Sharia and justice research. In a meeting with  More...

By info On Friday, December 30th, 2011
0 Comments

Ethiopia jails two Swedish journalists for aiding rebels

Addis Ababa (ANN) The sentencing is likely to cause outcry in Sweden, where last week’s guilty verdicts provoked anger in Swedish media amid accusations the case had taken on a political dimension. An Ethiopian More...

By info On Thursday, December 29th, 2011
0 Comments

Gudoomiyaha Kulmiye Iyo Wefdigiisa Oo Kasoo Laabtay Booqasho Ay Ku Tageen Dalka China, Kana Warbixiyay Waxyaabaha Ay Kala Soo Kulmeen

Hargeysa(ANN)Wefdiga uu hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo mudo todobaad ah booqasho ugu maqnaa China ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Kadib markii ay soo dhamaysteen hawlihii shaqo More...