Date archive forOctober, 2013
By info On Thursday, October 31st, 2013
0 Comments

Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Kulmiye Oo La kala Diyaro Kadib Fadeexad Iyo Fashil Ka Dhashay Qaabkii Koox Ka Mid Ah Loogu Yeedhiyay Inay Doortaan Hogaan

Hargeysa(Araweelo News Network) kulamo la doonayo in xal loogu helo fadeexad ka dhalatay gudida qaban-qaabada shirweynaha Kulmiye. Kadib markii qayb ka mid ah  More...

By info On Wednesday, October 30th, 2013
0 Comments

Wadadaada Hore Ula Wareegay Awoodda Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Khasbay Qayb Ka Mid Ah Gudida Qaban-qaabada Shirweynaha Kulmiye Inay Qol Madaw Ku Doortaan Hogaan

Hargeysa(Araweelo News Network) Kooxada Wasiiradda awooda badan ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo mayalka u haya ayaa ku khasbay qayb ka mid ah Guddida qaban-qaabada  More...

By info On Wednesday, October 30th, 2013
0 Comments

Dhaqaallaha Dalka Doorkii Baanka Dhexe Ayaa Ka Maqan, By. C/raxmaan Caddami

Wadan kasta ha yaraado ama ha waynaado, haddii uu yahay kuwa badhaadhay ee hodanka ah ama mid sabool ah, ha la aqoonsado ama yaan la’ aqoonsan waxa lagama maarmaan ah in  More...

By info On Wednesday, October 30th, 2013
0 Comments

Muuqaal Veodio Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyadda Ku Qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay

Hargeysa(Araweelo News Network) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay maanta wakiilka qaramada Midoobay u  More...

By info On Saturday, October 26th, 2013
0 Comments

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga U Taaxaabtay Haweenay Maamusha Xarun Lagu Xanaaneeyo Caruurta Iyo Xisbiga UCUD Oo Canbaareeyay

Hargeysa(Araweelo News Network)Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa cambaareeyay xadhig xukuumadda Somaliland  kula kacfay  Marwo Luul Xasan Mataan oo  More...

By info On Saturday, October 26th, 2013
0 Comments

Idaacadda Madaxa-banaan Ee Shabeellle Oo Ciidamada Dawlada Somalia La Wareegeen Iyo Sahaqaalihii Iyo Weriyayaashii Xabsiga Loo Taxaabay

Hargeysa(Araweelo News network)Ciidamada Dawlada Somalia ayaa gebi ahaanba la wareegay maanta, kuwaas oo xoog ku galay xarunta Radio Shabeelle ee  More...

By info On Friday, October 25th, 2013
0 Comments

Halkan Ka Daawo Wararkii Telefishanka Bulsho TV

Wararkii Telefishanka Madaxa-banaan ee Bulsho TV Halkan Ka Daawo  More...

By info On Friday, October 25th, 2013
0 Comments

Cannaan Ka Yaab Reer Ma Doojo Caddaaladina Waa Sinnaan By. Maxamuud Yusuf Axmed

Anigoo ka mid ah odayaasha magaalada Hargeysa sida aadka ah looga yaqaan isla markaana ah mujaahid xilal badan ka soo qabtay dalka; waxan doonayaa inaan faallo yar ka bixiyo ololaha  More...

By info On Friday, October 25th, 2013
0 Comments

Wargelin- Gudiyada Nabad gelyada ee Degmooyinka Caasimada Hargeysa

Gudida Nabad gelyada ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa waxa uu ogaysiinayaa dhamaan Guddiyada Nabad gelyada ee Degmooyinka Caasimada Hargeysa, iyo Ilaalada Xaafada  More...

By info On Friday, October 25th, 2013
0 Comments

Wargeyska the Guardian Oo Soo Bandhigay Fadeexad La Xidhiidha In Sirdoonka Maraykanku Dhegaysteen Telefoonada In Ka Baddan Shan Iyo Hogaamiyayaasha Ugu Tunka Waaweyn Yurub

London(Araweelo News Network) Wargeyska The Guardian oo ka mid ah Wargeysyada kasoo baxa Magaalada London ee cariga Ingiriiska, isla markaana safka hore kaga jira  More...