Date archive forJuly, 2014
By info On Thursday, July 31st, 2014
0 Comments

Saabuunta Dumurku U Isticmaalaan Soo Noolaynta Bikranimada Ee Dhakhaatiirta Caalamku Hore Uga Digtay Oo Soo Badanasya

Hargeysa(Araweelo News Network)-Isticmaalka haweenka Soomaalida ee Saabuunta (Genital Soap) oo lagu suuq geliyay in ay soo celiso bikranimada gabadhaha, isla markaana  More...

By info On Thursday, July 31st, 2014
0 Comments

Dalalka Bariga Afrika Oo Si Weyn Uga Cabsi Qaba Inuu Usoo Gudbo Cudurka Ebola Oo Ku Fidaya Wadamada Galbeedka Afrika

Hargeysa(Araweelo News Network)Dalalka Bariga iyo Badhatmaha Afrika ayaa si weyn uga walaacsan inuu kusoo fido cudurka dilaaga ah ee EBOLA, kaasoo ay la xarbiyayaan  More...

By info On Wednesday, July 30th, 2014
0 Comments

Tacs: Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsiyeeyay Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Saleebaan Yuusuf Ducaale

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN  More...

By info On Wednesday, July 30th, 2014
0 Comments

Hoggaamiyayaasha Al-shabaab Oo Ku Hanjabay In Ay Soo Ridayaan Diyaaradaha Maraya Hawadda Deegaamada Ay Gacanta Ku Hayaan

Barraawe(Araweelo News Network)Hoggaamiyayaasha Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta Somalia, isla markaana gacanta ku haya meelo badan oo ka mid ah  More...

By info On Monday, July 28th, 2014
0 Comments

Xukuumadda Somaliland Oo Si Badheedh Ah Uga Hadashay Mawqifkeeda Ku Waajahan Xaaladda Qasa Ee Falastiin Iyo Aragtida Reer Galbeedka

Hargeysa(Araweelo News Networ)Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku waajahan xaalada Qasa ee soo jiidatay indhaha mujtamaca aduunka, taas oo    More...

By info On Monday, July 28th, 2014
0 Comments

Maxweyne Xigeenka Somaliland Oo Salaada Ka Dib Fariimo U Kala Diray Somalia, Dunada kale Iyo Axsaabta Mucaaradka Dalka

  Hargeysa(Araweelo News Network)Caalamka Islaamka ayaa maanta si weyn looga ciiday munaasibadda Ciidal-fidriga. Kadib markii ay dhamaatay bishii Barakaysnayd ee  More...

By info On Monday, July 28th, 2014
0 Comments

Ciida Ciida Ciida: Dunida Islaamka Oo Lagaga Dhawaaqay Munaasibada Ciidal Fidriga

Hargeysa(Araweelo News Network)Ciida Ciida Farxad Ku Ciida, dhamaan dunida Islaamka inteeda badan ayaa maalinta Beri u ah maalinta Ciidal Fidra. Kadib markii lasoo  More...

By info On Sunday, July 27th, 2014
0 Comments

TACSI INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: Marxuum Saleebaan Yuusuf Xaaji Ducaale

  Tafaftiraha Shebekaddaha Araweelo News Network iyo Arraweelo.com Carraale M. Jama, dhamaan Maamulka hawl-wadeenada iyo shaqaalaha shebekadaha Araweelooyinka,Prof. Cabduqaadir Jibriil Ducaale,  More...

By info On Sunday, July 27th, 2014
0 Comments

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Siyaasadeeda Ku Waajahan Hadhaaga Kooxda Nabad-diidka Ah Ee Khaatumo Iyo Nin Markii Xilka Laga Qaaday Dib Ugu Laabtay Kooxdaa

Hargeysa(Araweelo News Network)Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay siyaasadeeda ku waajahan hadhaaga kooxdii Khaatumo ee weli ku mashquulsan sidii ay qallalaase iyo  More...

By info On Sunday, July 27th, 2014
0 Comments

Shire Company: Adeegyada Cusub Iyo Supermarket Casri Ah Oo Laga Furay Caasimada Hargeysa

  Hargeysa(Araweelo News Network)Gancsi qaab farshaxan iyo casriya ah oo Dukaanada waaweyn ee loo yaqaan Supermarkey-yada iyo addeegyo kale oo  More...