Date archive forSeptember, 2010
By info On Thursday, September 30th, 2010
0 Comments

Madaarka Berbera Oo Laga Qabtay Nin Sitay Waxyaabaha Qaraxyada Loo Adeegsado Iyo Gabadhii Baadhay Oo Ku Sumawday Baadhistaa

Berbera(ANN) Ciidanka Bilayska ee ka hawlgala Madaarka caalamiga ah ee Magaalada Berbera ayaa maanta gacanta ku dhigay Nin sitay waxyaabaha qaraxyada loo adeegsado ee sunta  Boodharka ah. Sida ay shebekada wararka More...

By info On Thursday, September 30th, 2010
0 Comments

Madaxweynaha Maamulka La Baxay Ximan Iyo Xeeb Ee Badhtamaha Somalia Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Aqoonsadaan Somaliland

 Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Maamul goboleedka la baxay Ximan iyo Xeeb ee badhtamaha Soomaaliya Mr. Maxamed C/llaahi Macallin Aadan (Tiiceey) oo socdaal ku jooga Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa bulshada caalamka More...

By info On Thursday, September 30th, 2010
0 Comments

Hantidhawrka Guud Ee Somaliland Oo Sheegay Inaanay Ka Laabanayn Hawshooda Oo Ay Fulinayaan Balanqaadkii Shacbiga Ee Xukuumadda Cusub

Hargeysa(ANN)Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mr. Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim, ayaa sharaaxad  ka bixiyey ujeeddada hawlgallada baadhitaannada ah ee ay xilligan ka wadaan qaar ka mid ah hay’adaha kala duwan iyo dareennada More...

By info On Wednesday, September 29th, 2010
0 Comments

Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Dhawaajiyay Qorshaha Mushahaarooyinka Loogu Kordhinayo Shaqaalaha Dawlada, Ciidamadda Iyo Diyaarinta Miisaaniyad Ka Duwan Tii Xukuumaddii Rayaale

 Hargeysa(ANN)Wasiirka maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa daboolka ka qaaday in hanti-dhawrka guud ee qaranku uu baadhitaano ku hayo masuuliyiintii hay’adaha dawladda xukuumadii hore ee madaxweyne More...

By info On Wednesday, September 29th, 2010
0 Comments

Xildhibaan Dhugad Iyo Suldaan Xiiray Oo Si Kulul jawaab Uga Bixiyay Cabashada Salaadiinta Gobolka Awdal

 Hargeysa(ANN)Suldaan Yuusuf Maxamuud (xiiray) iyo xildhiban C/laahi Ibraahim (dhugad) ayaa si wada jir ah jawaab uga bixiyay hadalo ka soo yeedhay qaar ka mid ah salaadiinta Awdal, taas oo ay ku tilmaameen inay More...

By info On Wednesday, September 29th, 2010
0 Comments

Koox Dabley Ah Oo Magaalada Oog Ee Duleedka Laascaanood Ka Fuliyay Falal Afduub Iyo Toogasho Ah

Sool (ANN) Koox dablay hubaysan  ayaa habeenimadii xalay saqdii dhexe weerar gaadmo ah kusoo qaaday goob Kaantarool oo ku taala Bariga magaalada Oog, kuwaas oo toogasho ku dilay hal Askari oo ahaa waardiyihii xiligaa More...

By info On Tuesday, September 28th, 2010
0 Comments

Hargeysa; Laba Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyooday Tacshiirad Rasaas Uu Furay Dukaanle

Hargeysa(ANN)Laba qof oo dhalinyaro ah  ayaa caawa fiidkii ku geriyoodey xaafadda Cabaaye ee  woqooyiga magaalada Hargeysa, kadib markii  ay ku dhacday tacshiirad rasaas ah oo uu  riday Nin  dukaan ku haysta More...

By info On Tuesday, September 28th, 2010
0 Comments

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan Garnaqsi Ah La Yeeshay Odayaasha Boorame , Fadhi Mar kale Loo Balamay Iyo Cabashooyinka Siyaasadaysan

Boorame(ANN) Wasiirka  Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Salaadiinta iyo waxgaradka gobolka Awdal ayaa fooda is daray kulan maanta ka dhacay huteelka Rays ee xarunta gobolka Awdal, kulankaa More...

By info On Tuesday, September 28th, 2010
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Saaacado Qaatay La yeeshay Masuuliyiinta Ha’yaddaha Gaarka Ah Ee Qaranka

Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan dhawr saacadood qaatay  xafiiskiisa kula  yeeshay masuuliyiinta Ha’yaddaha gaarka ah ee qaranka. Kulankaa oo ahaa  More...

By info On Tuesday, September 28th, 2010
0 Comments

Baadhitaanada Hanti Dhawrka Guud Ee Somaliland Oo Sababay In Socdaalka Laga Xayiro Guddoomiyihii Hore Baanka Somaliland Iyo Dareenka Ka Dhashay

Hargeysa(ANN)Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland Cabdiraxmaan Ducaale ayaa xayiraad lagu soo rogay dhaqdhaqaaqa socdaalkiisa. Kadib markii hantidhawrka guud ee qaranka oo baadhis ka waday maalmihii More...