Qisadii Peter Jackson Iyo Tuugii Diyaaradda

Qisadii Peter Jackson Iyo Tuugii Diyaaradda By Marc Wortman, farshaxanka sawirada waxa leh Corey Brickley,waxaana soo Turjumay Arraale M Jaama. Sir Peter, oo ah ninka xukuma filimada Lord of the Rings, wuxuu aad u xiisaynayay inuu daawado diyaaraddo qaali ah oo aan caadi ahayn oo dul heehaabaya wadankiisa New Zealand, halkaas oo uu ku beeray More...

Kolba Xukuumada Sii Dhacaysaa Lagu Yaqaaan In Ay Taliye Axmed Dacawo Gabiley Keentee. W/Q. Muna Axmed .
Kolba Xukuumadda Waqtigu Gabo Gabada Ka Yahay Ee Ka Baqaysa In Doorashada Lagaga Adkaado Ayaa Waxay Taliye Axmed Dacawo U Soo Magacawdaa More...

Protected: Heshiisyada Caalamiga Ah Ee Shidaalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Khayraadka Dalka.Q.3aad
This content is password protected. To view it please enter your password below: Password: More...

Weedhihii U Danyeeyay Ee Siyaad Barre Iyo Sheekadii Dhexmartay Ganacsade Haashi Weheliye Iyo Siyaasiga Qanyare Afrax 1988
S Sanadku markuu ahaa 1988 ayaa sida caadada ahayd goor habeenimo ah oo ku dhaweyd Waaberi ayaa Siyaad Barre loo keenay cajalad xasaasi ah oo ay ku duubantahay wada hadal Taleefoon ku dhex-marayey Maxamed Qanyare More...

Ceergaabo: Boqolaal Qoys Oo Deeq Hilib Ah La Gaadhsiiyay
Ceergaabo(Araweelo News Network)Hay’adda laga leeyahay dalka Imaraatka Carabta ee Hilal Axmar oo fadhigeedu yahay Dubia, ayaa deeq More...

Maxaynu ka baraneynaa dhacdooyinkii u danbeeyey eek a dhacay Somaliland. W/Q Maxamuud Raage Ibraahim
Salaanta islaamka ka dib mahad waxay u sugnaatay Alle subxaana wa tacaalla nabad inagu soo gaadhsiiyey dhamaanteen Maalinta Carafo ee DH-Hijjah 1435 , illaahay ajarkeeda More...

Qandaraasyada Somaliland ma Habeenkii baa la bixiyaa ? By. Baxnaan Xaaji
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo. dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego. daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto. More...

Baaq Ku Socda Muwaadiniinta Somaliland: Maanta Somaliland afar tuug ayaa ku shaqaysta.
Sida aynu ka wada war qabno bishan September 27 iyo 28 xukuumaddu waxay warbaahinta ku qarqisay dhisidda ciidamada ay ugu tala galeen ilaalinta shidaalka iyo waxa ay ka koobnaanayaan. Waxay u cuskadeen Faqradda More...

”Ciidamada aad Xukunto Oo Dhan Hadii Aad isu Keentid iyo Hubka Tiknikada Ah Kuma ilaalin Kartid Beentan Faashilka Ah Ee Ku Salaaysan Qoditaanka Shidaalka.Muuse Gaadhane
Digreeto Calaa-fashuush ah weeye!!ciidamadan Xukumadu ku magacawday ilaalinta shirkada shidalka!! Muuse Gaadhane More...

Ardayda Dhamaysatay Jaamacaddaha Somaliland Xal Maloo Hellayaa, By. Sucaad Sh. Axmed
Bismilaah marka hore waxa mahad oo dhan ika leh allaaha wayn (SWT) EE Inaga dhigay umad islaam ah Intaa kadib waxan mahad gaar ah usoo jeedinayaa More...