-

Farmaajo Caruurtiisu Waa Somaliland” Cabduqaadir Jirde

Xildhibaan Cabduqaadir Jirde oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, isla markaana ah saraakiiisa hoggaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANi, ayaa dhaliilay sida ay Siyaasiyiinta Xukuumadda Somaliland u dhaliilayaan Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu sheegay in aan loo aannayn More...

by Arraale M. Jama | Published 2 years ago
By Arraale M. Jama On Monday, October 13th, 2014
0 Comments

Guddooomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Oo Qiray Shir Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Ku Dhexmaray Madaxweynaha

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Talada haya Muuse Biixi Cabdi, ayaa qiray jiritaanka Shir Madaxweynaha iyo xubno wasiiro ah ku dhexmaray  More...

By info On Wednesday, September 11th, 2013
0 Comments

Qiso Ka Yaabisay Rayalcaamka Bulshada Gaadh 11 Jir Ah Oo Ku Hanjabtay Inay Is Dilayso Markii Ehelkeedu Diiday Guur Ay Dalbatay

Harad(Araweelo News Network) Gabadh yar oo dadeedu tahay 11 jir, isla markaana u dhalatay dalka Yaman ayaa ku hanjabtay in ay kala dooranay in qoyskeedu aqbalaan guurkeeda, ama ay nafteeda haligay, waxayna  More...