Qisadii Peter Jackson Iyo Tuugii Diyaaradda

By Marc Wortman, farshaxanka sawirada waxa leh Corey Brickley,waxaana soo Turjumay Arraale M Jaama.

Sir Peter, oo ah ninka xukuma filimada Lord of the Rings, wuxuu aad u xiisaynayay inuu daawado diyaaraddo qaali ah oo aan caadi ahayn oo dul heehaabaya wadankiisa New Zealand, halkaas oo uu ku beeray calanka Dunida Dhexe lix ka mid ah filimada khiyaaliga ah ee ugu guulaha badan abid.

Si loo dhiso loona tijaabiyo mashiinadiisa duulaya, wuxuu shaqaalaysiiyey Maraykan xariif ah oo leh muuqaal casri ah iyo sooyaal hadh leh. Labaduba waxay noqdeen saaxiibo dheereeya, iyagoo ku xidhan jacaylkooda diyaaradda quruxda badan.

Qisadii Peter Jackson Iyo Tuugii Diyaaradda

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By Arraale M. Jama

Araweelo News Network is a Associated Online Agencies established and operated by Somali senior journalists Arraale M. Jama, Araweelo News Network is a one of the most popular Somali Media Online, created by the one of the senior Journalist and human rights activist Arraale Mohamoud Jama 2010. Araweelonews is an independent non-profit and is not affiliated with any political party or group. Its mission is to inform and to educate people of Somaliand and Somali community democracy, Human rights issue, Health $ Education and awareness. Editor-in-Chief, Arraale M. Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Contact E-mail; Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *