Date archive forApril, 2010
By info On Wednesday, April 28th, 2010
0 Comments

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Liiska Diwaangelinta Ee Zerfarka

photo file By, Carrale M. JamaHargeysa (ANN)- Gudida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday natiijada liiska diwaangelinta ee zerfarka. Sidaana waxay ku sheegeen shirjaraaid oo ay saaka  si More...

By info On Tuesday, April 27th, 2010
0 Comments

Barnaamijka Xisbiga Kulmiye Doorashada Madaxtooyada: Falanqayn madaxbanaan.

Qoray: Cabdirisaaq Caqli cabdicaqli@hotmail.com Qormada 1aad: Araar. Waxaa dhowaan la filayaa in dadweynaha Somaliland u kala codeeyaan murashaxiinta sadexda Xisbi Qaran, si loo doorto Madaxweynaha Somaliland iyo More...

By info On Tuesday, April 27th, 2010
0 Comments

Xukuumada Madaxweyne Riyaale Oo Golaha Wakiilada Hor Geysay Mala Awaalka Miisaaniyad Indha Sarcaad ah

Maxay Ku kala Duwan Yihiin Mala Awaalkii 2009 iyo 2010? Hargeysa (ANN) Xukuumada Madaxwene Riyaale ayaa maanta golaha wakiilada u gudbisay odoroska mala awaalka miisaaniyada 2010, taas oo mudadii dastuuriga ahayd More...

By info On Sunday, April 25th, 2010
0 Comments

Qayla Dhaanta Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Iyo Balanqaadka Wasiirada Ee Boqolaal Qoysas Danyar ah Oo Waxyeelo Kasoo Gaadhay Roobab Ka Da’ay Magaalada Hargeysa

Hargeysa(ANN) Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka ayaa ugu baaqay xukuumada somaliland, Ganacsatada iyo Hay’adaha caalamiga ah in gurmad degdeg ah loo fidiyo boqolaal qoysas danayar ah  oo dhibaato kasoo gaadhay More...

By info On Sunday, April 25th, 2010
0 Comments

Xeerka Anshaxa Saxaafada Ee Xiliga Doorashada Oo La Ansixiyay Iyo Dhismaha Xubnaha Gudida Oo Weli Laalan

Hargeysa (AAN) Kulan laba maalmood socday oo ay ka qayb galeen in ka badan konton suxufi oo ka socday warbaahinta Somaliland ayaa lagu ogolaaday xeerka anshaxa saxaafada ee xiliga doorashada oo ka kooban dhawr iyo More...

By info On Saturday, April 24th, 2010
0 Comments

Maxaa Ku Cusub Hargeysa ?

Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown Ma doonaysaa habeenkaaga Munaasibad Xaflad  Aroos, Meher, Kulan Asxaabeed, ama inaad shir la qaadato saxiibadaa iyo sidoo kale kulan aqoon is weydaarsi  More...

By info On Saturday, April 24th, 2010
0 Comments

Eritrea: In pursuit of the truth

In an attempt to verify claims that Eritrea is sheltering foreign troops on its soil, Gulf News becomes the first foreign newspaper to enter the country’s military camps  More...

By info On Saturday, April 24th, 2010
0 Comments

Xukunka Lagu Riday Kooxdii Fulisay Shirqoolka Hawlgalkii Lagu Dilay Taliyahii Qaybta 12aad Iyo Su’aasha Rayalcaamka Bulshadu Jawaabteeda Sugayaan

Maxkamadda gobolka Saaxil  ayaa xukuno kala duwan ku riday  13 April 2010, sagaal qof oo ku Eedaysnaa  shirqoolkii  Taliyahii Qaybta 12aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland Col, Cismaan Yuusuf Nuur oo lagu dilay More...

By info On Wednesday, April 21st, 2010
0 Comments

Nuxurka Heshiiska Xisbiga Kulmiye La Saxeexday Garabka Isbedeldoonka Iyo Dareenka Ka Dhashay Waraabe Lagu Gawracay Duleedka Huteelka Munaasida Lagu Qabtay

  Hargeysa (ANN) Xaflad  si weyn loo soo agaasimay oo shalay lagu qabtay hutelka Kaah ee Bariga magaalada Hargeysa ayaa lagaga dhawaaqay in garabka isbedeldoonka Udub ku biireen xisbiga mucaaridka ee Kulmiye.  More...

By info On Wednesday, April 21st, 2010
0 Comments

Ethiopian Opposition Holds Town Halls in the United States

Washington, D.C. – Hundreds of Ethiopians in the Washington, D.C. metro area paid $30 to hear from major contenders for the May 23 parliamentary election back home. Bertukan Mideksa, the chairperson of the More...