Madaxweyne Siilaanyo Oo Kusoo Laabtay Dalka, Masuuliyiinta Iyo Dadkii Soo Dhowaynayay Oo Ku Jactaday Madaarka Hargeysa Saacado Badan
Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo iyo wefdigiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka. kadib markii ay booqasho afar todobaad qaadatay kusoo mareen wadamada Ethopia iyo Britain. Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa kasoo degey…
Mudanayaasha Watay Mooshinka Kala Qaybiyay Golaha Wakiilada Oo Ku Gacansaydhay Kulan Casuumadeed Madaxweyne Ku Xigeenku Ku Martiqaaday
Hargeysa (ANN) Xildhibaannada watay mooshinka xasaasiyadda abuuray ee wax ka beddelka xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada, ayaa ku gacansaydhay kulan casuumadeed uu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ku casuumay…
KENYA: SOMALI REFUGEES NEED PROTECTION AGAINST ABUSES
London(ANN/Amnesty) In Kenya, human rights violations against refugees and asylum seekers are thousands of Somali lives at risk, Amnesty International said in a report released Wednesday, December 8, 2010. Entitled…
Ciidamada Bilayska ee Maamulka Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Maydka iyo Dhaawaca Koox Fulisay Hawlgal Lagu Dhaawacay Sarkaal ka Tirsan Maamulka
Boosaaso(ANN)Ciidamada amaanka ee Magaalada Boosaaso ayaa maanta dil iyo dhaawac u gaystay kooxo hubaysan oo maanta fal dhaawac ah u gaystay sarkaal katirsanaa Wasaaradda Maaliyadda ee maamul goboleedka Puntland. Dilka…
Hay’adda Caalamiga Ah Ee Xuquuqda Aadamaha Amnesty Oo Si Weyn Ugu Dhaleecaysay Dawlada Kenya Qaabka Ay Ula Dhaqmaan Qoxootiga Soomaalida
Hargeysa(ANN) Hay´adda caalamiga ah ee xuquuqda aadamaha (Amnesty International), ayaa si kulul u canbaaraysay sida ay dawlada Kenya ula dhaqanto qaxootiga Soomaalida ah ee ka soo cararay dagaaladda ka socda…
Ololaha Nadaafada Somaliland Oo Gabood U Noqday Masuuliyiinta Golayaasha Deegaanka Iyo Muuqaalka Maalintii Saddexaad Ee Qashin Gursita
Hargeysa(ANN)Maalintii saddexaad ee Ololaha nadaafada Somaliland ayaa ku beegnaa Arabacadii maanta ee 8 Dec, 2010, waxaana saaka laga dareemayay dhaq-dhaqaaq ku wajaahan ololaha nadaafada magaalooyinka waaweyn ee Somaliland. Magaalada caasimada…
Heerka Saxaafada Somaliland Marayso Iyo Carqaladaha Ku Xeeran?
Hadii aan maanta iyo beriba qalinka u qaato heerka ay marayso saxaafada soomaaliland waa wax aan la tusalayn karin qaybaheeda kala duwan oo marnaba lagu soo koobi karin maqaal iyo…
Masuuliyiinta Labada Xisbi Mucaarid Ee UDUB IYO UCID Oo Yeeshay Shir Albaabada Loo Xidhay Iyo Duruufaha Ku Xeeran Mucaaridka
Hargeysa(ANN) Masuuliyiinta Xisbiyadda mucaaradka ah ee UCID iyo UDUB ayaa maanta markii ugu horeysay kulan ku yeeshay xarunta xisbiga UCID ee Magaalada Hargeysa. Kulanka
Ciyaartoy Somaliland Ah Oo Booqasho Ciyaareed Ku Tegey Ethiopia
Hargeysa (ANN) Koox Ciyaartooy Somaliland oo lagu magcaabo (Goodir), kana tirsan naadiayada heerka koowaad ee Kubadda cagta ayaa booqasho ku tegey caasimada Jig-jiga ee ismaamulka kililka shanaad ee Ethopia. Kadib…
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Ciidamo Maamulka Puntland Shirkad Shisheeye U Diyaarinay Iyo Hubka Ku Qul-qulaya Halkaa
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay qorshaha shixnado hub ah oo mudooyinkii u danbeeyay laga dejiyay Dekedda Boosaaso iyo ciidamo ay shirkad shisheeye ku tababarayso maamul goboleedka Puntland…