Date archive forDecember, 2010
By info On Friday, December 31st, 2010
0 Comments

Kooxda Ruushka Ah Ee Watay Diyaadda Lagu Haystay Somaliland Oo Maanta Ka Duulay Madaarka Hargeysa Iyo Dawlada Ruushka Oo Ka Hadashay Sii Deyntooda

Hargeysa(ANN) Koox Duuliyayaal Ruush ah oo shalay Maxkamadda Gobolka Hargeysi ku xukuntay xabsi iyo ganaax lacaad iyo in Diyaaraddii ay wateen lala wareego wixii ay siday ayaa maanta ka duulay garoonka Diyaaraddaha More...

By info On Friday, December 31st, 2010
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kala Diray Guddidii Jaamacadda Hargeysa Iyo Sababaha Lala Xidhiidhinayo

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray degreeto uu si kedis ah ugu kala diray Guddigii Jaamacadda Hargeysa oo uu toddobaad uun ka hor u xilsaaray inay soo diyaariyaan More...

By info On Thursday, December 30th, 2010
0 Comments

Former Israeli President Moshe Katsav convicted of rape

Jerusalem (ANN/LATIMES)Women’s rights groups outside court hail the verdict as proof that no one is above the law. Sentencing for Katsav, who was also convicted of the sexual harassment of two other women, More...

By info On Thursday, December 30th, 2010
0 Comments

Somaliland; Maxkamadda Oo Xukuno Kala Duwan Iyo Ganaax Malaayiin Lacag Ah Ku Riday Duuliyayaashii Ruushka Ee Watay Diyaaraddii Sidday Qalabka Milateri

Hargeysa (ANN) Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa maanta go’aan kama-dambays ah ka gaadhay dacwadii loo haystay duuliyayaasha diyaarada Saanada Milatari u sidday Maamul goboleedka Puntland, waxayna eedaysanayaashii More...

By info On Thursday, December 30th, 2010
0 Comments

Guddoomiyaha Wakiilladda Oo Kusoo Laabtay Dalka Xilli Xiisaddii Mooshinku Degtay Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Muranka Gollaha

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) ayaa ku tilmaamay  Mooshinka dhowaan abuuray xiisada siyaasadeed ee  ay wateen qaar ka mid ah mudanayaasha More...

By info On Thursday, December 30th, 2010
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan Albaabada Loo Xidhay La Yeeshay Garsoorayaasha Maxkamaddaha Dalka Iyo Xeer Ilaalinta Qaranka

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan gaara kula yeeshay Qasriga Madaxtooyadda Masuuliyiinta Guddada Cadaaladda, Garsoorayaasha Maxkamaddaha Dalka iyo Xeer Ilaalinta More...

By info On Thursday, December 30th, 2010
0 Comments

Why TOYOTA Hilux Advertises terrorism Stimulation Pictures?

Msn(ANN)The greatest Japanese  TOYOTA Car Makers, TOYOTA Hilux, had advertised a terrorism Stimulation Pictures showing Taliban and Al-shabaab militants on their adventure TOYOTA cars with their arms including More...

By info On Thursday, December 30th, 2010
0 Comments

Wasiirka Duulista Hawada oo Caddeeyey inay Xukuumadda Somliland Heshiis La Gashay Shirkaddo Malaayiin Dollar Ku Samaynaya Madaaradda Somaliland

Hargeysa (ANN)- Shirkaddo laga leeyahay dalalka Kuwait iyo Imaaraadka Carabta, gaar ahaan Emaraadka magaalada Dubai, ayaa heshiisyo dhinaca madaaradda diyaaradaha ah la kala saxeexday dalka Somaliland iyo dawladda More...

By info On Thursday, December 30th, 2010
0 Comments

The prosecution and the defence concluded the case of the German and Somaliland woman case

Mandhera (ANN)-The case of Mr. Gunter Bischoss and MS. Abdilkadir was concluded at Mandhera Police Academy after the regional court listened to 2 more witnesses-CID Commander Dahir Musa Abrar and a young man-by More...

By info On Wednesday, December 29th, 2010
0 Comments

Dacwadda Eedaysanaha Jarmalka Gunter Iyo Haweenayda Reer Somaliland Oo Lasoo Gebagebeeyay Iyo Muuqaaladii La Horkeenay Maxkamadda

Hargeysa(ANN)Waxa shalay mar labaad dugsiga tababarka Mandheera ka furantay geeddi socodka labaad ee dhagaysiga dacwadda lagu soo oogay eedaysane Mr. Guntar Bischoss, oo u dhashay dalka Jarmalka kuna eedaysan inuu More...