Midawga Yurub Oo Ku Dhawaaqay Inay Ku Bixinayaan Lacag Ka Badan 60 Million Oo Dollar Ciidamadda AMISOM Ee Somalia
Brussels(ANN) Naadiga ay ku bahoobeen dawladaha Midawga Yurub ayaa ku dhawaaqay in ay inay lacag dheeraad ah ku taageerayaan hawlgalka ay ciidamada nabad ilaalinta ee midawga Africa ee AMISOM ka…
Muqdisho; Madaafiic Lala Beegsaday Suuqa Bakaaraha, Qorshaha Wefdiga Qaramada Midoobay Ee Qarsoodiga Ku Yimi Iyo Uganda Oo Kordhinay Tirada Ciidamadda Ka Jooga Somalia
Muqdisho(ANN) Wefti balaadhan oo uu hogaaminyo ku xigeenka xoghayaha qaramada Midoobay ee arrimaha siyaasadda B. Lynn Pascoe, ayaa shalay si qarsoodi ah ku galay magaalada muqdisho ee dagaalada ba’ani ku…
Taliyaha Cusub Ee Bilayska Somaliland Oo Ku Tilmaamay Dilka Sarkaalkii Ciidanka Asluubta Ee Gobolka Sool Aano Qabiil
Hargeysa(ANN)Taliyaha cusub ee ciidanka booliska ee dhawaan madaxwayne Axmed Siilaanyo xilkaas u magcaabay Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) ayaa shaaca ka qaaday in dilkii habeen hore lagu khaarajiyey taliyihii ciidanka…
Hay’adda Wadaniga Ah Ee HAVOYOCO Oo Wasaaradda Caafimaadka Ku Wareejisay Qalab Lagaga Hawlgelayo Ololaha Nadaafadda
Hargeysa(ANN)Hay’adda wadaniga ah ee HAVOYOCO oo ah hay’ad inta badan ka shaqaysa arimaha la xidhiidha daryeelka bulshada Somaliland ayaa wasaarada Caafimaadka Somaliland iyo xafiiska Gobolka Maroodi Jeex ugu deeqay qalab…
Kooxda La Baxday Aqoonyahanka Madaxa Banaan Oo Soo Bandhigay Aragtidooda Mudo Kordhin Loo Sameeyo Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Iyo Furashada Ururo Siyaasadeed
Hargeysa (ANN) Kooxda la baxaday aqoon-yahanka Madaxa-banaan ee Somaliland ayaa soo bandhigay aragtidooda ku mudo kordhin loo sameeyo golayaasha Baarlamaanka Somaliland si ay wakhti ugu helaan dhameystirka shuruucda qabyada ah,…
Urur Siyaasadeedka Aan La Aqoonsanayn Ee La Baxay UDHIS Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Arrimaha Doorashooyinka Iyo Mawqifkooda Siyaasadeed
images/stories/muuqaalka kooxda udhis.bmp Hargeysa(ANN)Urur siyaasadeedka UDHIS ayaa maanta markii ugu horeysay shaaca ka qaaday mawqifkooda ku wajahan muddo dhaafka doorashada golayaasha deeganka kuwas oo ay sheegeen in loo baahan yahay…
Ducooyinka Aan La Aqbalin Iyo Siyaasadda Somaliland
By, Axmed Carwoimages/stories/ahmed arwo1.jpg Waxa laga soo doogay halgan siyaasadeed oo jiitamay., kuna soo biyo shubtay in xukunka dalka ay la wareegaan hoggaan cusub oo ummaddu igmatay muddo shan sano…
Wasiirka Maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Oo Ka Dhawaajiyay Inay Xukuumadu Dib U Eegay Heshiisyada Xukuumaddihii Hore La Galeen Shirkada TOTAL Iyo Ganacsadaha Carbeed Ee Al-jaabiri
images/stories/eng. maxamed xaashi.jpg Hargeysa(ANN) Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa walaac ka muujiyey heshiisyada kootada ah ee ay xukuumadihii hore la galeen Shirkadaha TOTAL iyo ganacsadaha carbeed ee…
Wasiirka Diinta Iyo Waqaafta Somaliland Oo Beeniyay Inuu Goob Joog Ka Ahaa Masjid Ku Yaala Magaalada Hargeysa Oo Laga Taageeray Kooxaha Ka Dagaalama Somalia
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa beeniyay war ku soo baxay Wargeyska Haatuf ee ka soo baxa Hargeysa, kaas oo sheegayay in Masaajid uu ku…
Kulan Casuumadeed Lagu Maamuusay Ambassadorka Dhalinayarada Ah Ee Dhowaan Loo Magcaabay Wakiilka Somaliland Ee Adis-aba
images/stories/ambassador maxamed xasan.bmp Hargeysa(ANN)Kulan Casuumad Casho Sharafeed ah oo lagu muujinayay taageerada loo, isla markaana lagu maamuusayey wakiillka Cusub ee Xukuummada Somaliland u magacowday dalka Ethiopia Mr. Maxamed Xasan Siciid…