Mudanayaasha Sida Weyn Ugu Qanacsan Mooshinka Kala Qaybiyay Gollaha Wakiilada Oo Kulan Balaadhan Ku Yeeshay Huteelka Ambassador Ee Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Kulankooda
Hargeysa(ANN)Mudanayaasha sida weyn ugu qanacsan mooshinka muranka iyo sawaxanka ka abuuray gollaha wakiilada Somaliland ayaa kulan casuumadeed balaadhan maanta ku yeeshay huteelka Ambassador ee Magaalada hargeysa. Kulankaa oo ahaa mid…
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Socdaalkii U Horeeyay Ku Tegey Djibouti, Khilaaf Ka Aloosan Madaxda Sare Ee Dawlada Taagta Daran Iyo Deyn Loo Haysto Guddoomiyaha Baarlamaanka
Muqdisho(ANN) Wafti uu Hogaaminayo Raysal Wasaaraha cusub ee dawlada Fadraalka Somalia Maxamed Cabdilaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta buuqasho rasmiya ugu baxay Dalka Djibouti. Kadib markii uu casuumad rasmi ah ka…
Xukuumadda Somaliland Oo Wada Qorshe Si Ku Meel Gaadh Ah Loogu Xidhayo Madaarka Hargeysa
Hargeysa(ANN) Xukuumadda Somaliland ayaa wada qorshe si ku meelgaadh ah loogu xidhayo madaarka Caalamiga ah ee Hargeysa, kaas oo la doonayo in dib u habayn balaadhan lagu sameeyo sidaana waxa…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulamo La Yeeshay Labada Kooxood Ee Ay U Qaybsameen Mudanayaasha Wakiiladu, Nuxurka Wadahalada Iyo Mawqifyada Kala Fogaaday Ee Dhinacyada
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulamo kala duwan la yeeshay labada kooxood ee ay mudanayaasha gollaha wakiilada Somaliland u qaybsameen. Kadib markii ay ku kala jabeen mooshin la…
Malayshiyada Sh. Attam Iyo Ciidamada Maamulka Puntland Oo Dagaal Ku Dhexmaray Deegaanka Gal-gala
Boosaaso(ANN) Wararka ka imanaya dhinaca magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in gelinkii danbe ee maanta dagaal ku dhexmaray duleedka Boosaaso ee Buuraleyda deegaanka Gal-gala malayshiyada Sheekh Maxamed Siciid…
Xildhibaan Ka Tirsanaa Odayaasha Gollaha Guurtida Oo Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay
Hargeysa Hargeysa(ANN)Alle ha u naxariistee waxa saaka si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Naaso-hablood ee magaalada Hargeysa Marxuum Xasan Axmed Faarax oo ka mid ahaa Odayaasha guurtida Somaliland, marxuumka…
Ceer-gaabo; Dhaqdhaqaaq Maamulka Puntland Ciidamo Kaga Qoranayo Deegaanka Sanaag, Xaalada Amaanka Gobolka Iyo Duruufaha Cabsida Leh Ee Ku Xeeraan Bulshada
Ceer-gaabo(ANN) Bulshada ku dhaqan xarunta gobolka Sanaag ee Magaalada Ceergaabo ayaa ka wer-wersan xaalada guud ee amaanka gobolka iyo duruufaha maamul xumo ee ka jira halkaa, taas oo abuurtay wer-wer…
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Diyaarad Lagu Hayo Madaarka Hargeysa Oo La Rumaysan Yahay Inay Shixnado Saanad Ah Milateri U Siday Maamulka Puntland
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay Diyaar kuwa rakaabka qaada oo nooceedu yahay ANTIANOV/36, oo maanta lagu dejiyay madaarka caalamiga ah ee Hargeysa. Ka dib markii Diyaaradaa looga shakiyay inay…
Maxkamad Ku Taal Dalka Sweden Oo Xukun Ku Riday Soomaali Lagu Eedeeyay Inay Xidhiidh La Leeyihiin Al-shabaab
Maxkamad ku taala dalka Sweden ayaa ku xukuntay midkiiba xabsi afar sano ah labo nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay xidhiidh la leeyihiin xarakada Al-Shabaab.Waxaa lagu kala magacaabaa labadan…
“Somaliland Mar Walba Diyaar Ayay U Tahay Inay Wax La Qabato Mujtamaca Soomaaliyeed, Laakiin…….. .” Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maana dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu socdaal qaatay saddex todobaad uu ku soo maray dalalka Itoobiya Iyo Ingiriiska oo…