Saudi Star Agricultural Dev’t Plc eyes at expanding rice dev’t in Gambella: Al-Amoudi
Addis-Ababa(ANN) Owner of the Saudi Star Agricultural Development Plc Company Sheik Mohammed Hussien Al-Amoudi said the company is interested to develop more than 250,000 hectares of land with rice in…
Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada U Furtay Xabsiga Weyn Ee Hargeysa Iyo Madaxweyne Xigeenka Oo Ka Hadlay Munaasibaddii Furitaanka
Hargeysa(ANN)Madaweyne Ku Xigeenka Somaliland C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray dhismaha cusub ee xabsiga weyn ee magaalada hargeysa oo dhismihiisu qaatay dhawr sannadood. Munaasibad si…
La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo Ee Arrimaha Caalamiga Iyo Aqoonsiga Oo Ugu Baaqay Bulshada Inay U Midoobaan Qadiyada Somaliland
Hargeysa(ANN)La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha caalamiga ah iyo aqoonsi raadiska Dr. Maxamed Rashiid Sh. Xasan, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ugu baaqay ummadda reer Somaliland in laga wada shaqeeyo…
Wasiirka Britain U Qaabilsan Africa Oo Ka Hadlay Shirka Sheekadiisu Dami Weyday Ee Lagu Dhaleeceeyay Ka Qaybgalkiisa Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland
Hargeysa(ANN/BBC)Wasiirka dawladda Britain u qaabilsan arrimaha Africa Mr. Henry Bellingham ayaa ka waramay shirkii uu dhowaan ka qaybgalay Wasiirka arrimaha debeda Somaliland Dr Maxamed C/llaahi Cumar oo lagu qabtay todobaadkii…
Maxkamadda Maraykanka Ee Lagu Qaadayo Dacwada Lagu Oogayo Gen. Cali Samatar Oo Gaashaanka Ku Dhufatay Dalabka Dawlada Sh. Shariif Kaga Dalbatay In La Hakiyo
Virginia (ANN)Maxkamadda bariga Degmada Virginia ee dalka Maraykanka ayaa go’aamisay in aanu xasaanad siyaasadeed lacayn Gacan ku dhiigle Maxamed Cali Samatar oo loo haysto kaalintii uu ka qaatay xasuuqii taliskii…
Dr. Gaboose Oo Sheegay Inaanu Jirin Sharci Lagu Hago Booliska Somaliland Iyo Go,aamo Kasoo Baxay Shirkii Dib U Hanabynta Iyo Tayada Booliska
Hargeysa(ANN) Kulankii shirka dib u habaynta iyo tayaynta Booliska Somaliland oo muddo saddex maalmood ah ka socday Huteelka Ambassador ee magaalada hargeysa ayaa maanta lasoo gebagebeeyay, waxaya ka qaybgalayaashu kasoo…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefdi Ka Socda Dawladaha Somaliland Ka Taageera Geedi Socodka Doorashooyinka
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa galabta qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay wafti balaadhan oo ka socday qaadhaan bixiyayaasha.Waftigaa oo ay hogaaminaysay haweenayda magaceedu yahay
Xildhibaan Ka Tirsanaa GollahaWakiiladda Somaliland Oo Maanta Si Heer Qaran Ah Loogu Aasay Magaalada Hargeysa Iyo Taariik Nololeedkii Marxuumka
Hargeysa (ANN)Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan Shirgudoonka Goleyaasha Baarlamaanka (Guurtidda iyo Wakiiladda), Xildhibaano iyo boqolaal dadweynaha magaalada Hargeysa ah ayaa maanta ka qeyb galay…
Muqdisho; Isku Dayga Bilawga Banaanbaxyo Ay Wadaan Shacbigu Iyo Ciidamada Dawlada Taagta Daran Oo Rasaas Ooda Kaga Qaaday Kumanaan Qof
Muqdisho(ANN)Qaar ka mid ah Dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho ee dagaalada aafeeyeen ayaa maanta isku deyey bilawga banaanbaxyo ay maalmihii u danbeeyay qorshaynayeen oo ay ku doonayaan inay kaga hortagaan…
Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Gollaha Wakiiladda Hor Geeyay Miisaaniyaddii Ugu Badnayd Kuna Baaqay In Ganacsatada Laga Daayo Baryada Oo Ay Bixiyaan Cashuurta Ku Waajibtay
Hargeysa(ANN)Wasiirka Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo shalay golaha Wakiilada hor geeyay odoroska Miisaaniyada 2011-ka ayaa ku baaqay, in ganacsatada laga daayo baryada lacagaha lagu weydiisanayo, tilmaamayna in cashuurta…