Date archive forFebruary, 2011
By info On Monday, February 28th, 2011
0 Comments

Dawladda Britain Oo Wada Qorshe Cusub Oo Somaliland Afti Lagaga Qaadayo Iyo Maraykanka Oo Xisbiyo Siyaasadeed Debeda Kaga Keenaya Somalia

London(ANN) Dawlada Britain ayaa wada qorshe cusub oo ka kooban hal qodob, kaas oo ah inay baarlamaanka dawladda taagta daran ee Somalia hor geyso mooshin ka kooban hal qodob oo ah inay ogolaadaan in afti qaran More...

By info On Monday, February 28th, 2011
0 Comments

Wefdi Ganacsato Malaysian Ah Oo Booqasho Ku Yimi Somaliland Iyo Meelaha Ay Booqdeen

Berbera(ANN)Wefti ganacsato u dhashay  dalka Malaysia ayaa booqasho ku yimi Somaliland, kuwaas oo doonaya inay maalgashi ku sameeyaan somaliland. Wefdigaa   oo ka kooban sagaal xubnood ayaa maanta ka soo degay More...

By info On Monday, February 28th, 2011
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magcaabay Xisaabiye Cusub Kadib Markii Uu Xilka Ka Qaaday Xisabiyihii Hore Iyo Jawaabta Masuulka Xilka Laga Qaaday

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto Madaweyne oo  uu shalay soo saaray xilkii kaga qaaday xisaabiyihii guud ee dalka  Ibraahim Aadan Qaalib, waxaana lagu sababeeyay More...

By info On Sunday, February 27th, 2011
0 Comments

Xukuumadda Somaliland Oo Sii Deysay Maxaabiis Lagu Qabtay Dagaalkii Kalshaale Iyo Munaasibad Dib Loogu Aasay Berkeddihii Muranka Dagaalka Xudunta U Ahaa

Burco(ANN) Xukuumadda Somaliland ayaa  sii deysay maxaabiis lagu qabtay dagaaladii u danbeeyay ee dhowaan ciidanka qaranka somaliland iyo malayshiyada SSC ee taageerada ka haystay maamulka budhacd-badeeda ee xaruntiisu More...

By info On Sunday, February 27th, 2011
0 Comments

Why Ethiopia could invade Djibouti

Djibouti’s troubles Wee but worrisomeForeigners fear for influence and access in a tiny African country NAIROBI — WITH only 860,000 souls, Djibouti is a miniature state in a big, bad neighbourhood. Yet the country More...

By info On Sunday, February 27th, 2011
0 Comments

Guddida Dhaqaallaha Ee Wakiilada Somaliland Oo Warbixin Dheer Kaga Hadlay Miisaaniyada 2011 Ee Hortaal, Nuxurka Iyo Soo Jeedinta Warbixintooda

Hargeysa(ANN) Guddida  Dhaqaallaha ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigii maanta ee golahaa ka jeediyay  warbixin la xidhiidha  odoroska miisaaniyad sannadeedka 2011 ee dhawaan wasaaradda  Maaliyaddu u More...

By info On Sunday, February 27th, 2011
0 Comments

Boqolaal Qoys Oo Duleedka Berbera Loogu Qaybiyay Raashin

Berbera(ANN)Wefti ka socda Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo shalay soo gaadhay magaalada Berbera, ayaa ka qaybgalay raashin loo qaybiyay qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee Berbera. Weftigan oo u hoggaaminyay More...

By info On Sunday, February 27th, 2011
0 Comments

Xisbi Siyaasadeed Cusub Oo Koox Aqoonyahano Iyo Siyaasiyiin Hore Uga Dhacay Salaanka Siyaasada Soomaali kaga Dhawaaqeen London

Hargeysa(ANN) Kooxda sheegata aqoonyahanada Soomaaliada, siyaasiyiin mudo dheer kusoo jiray siyaasada Somalia, balse hore uga dhacay salaanka siyaasada ayaa cariga dalka Britain ee  Magaalada London kaga dhawaaqay More...

By info On Saturday, February 26th, 2011
0 Comments

Obama: Qaddafi Needs to Leave Now

Washington(ANN) Speaking out against Muammar al-Qaddafi for the first time, President Obama said on Saturday the Libyan leader needs to “leave now,” having lost the legitimacy to rule.In a White House More...

By info On Saturday, February 26th, 2011
0 Comments

Pro-Rebel Officers Vow Defense of Eastern Libya

BENGHAZI(ANN)Libyan air-force officers who have defected to join pro-democracy rebels in eastern Libya said on Saturday they would defend eastern Libya against attack by forces loyal to Moammar Gadhafi, but would More...