JOB OPPORTUNITY
Somtel International Limited is a telecommunications company providing both voice and data services in Somaliland. We
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
Somtel International Limited is a telecommunications company providing both voice and data services in Somaliland. We
Hargeysa(ANN)Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday sanduuqa horumarinta wadanka Faransiiska iyo Baanka BCIMR oo socdaal ku yimid Somaliland. Madaxweyne Ku Xigeenku…
Hargeysa(ANN)Gudoomiyihii Rugta ganacsiga Somaliland Marxuum C/raxmaan Faarax Sugaal ayaa maanta si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Boqol jire ee galbeedkaa magaalada Hargeysa. Aaska marxuumka waxa ka qaybgalay Madaxweyne
Hargeysa(ANN)Alla hawnaxariistee guddoomiyihii rugta Ganacsiga Somaliland C/raxmaan Faarax Sugaal ayaa galabta ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala Magaadala Hargeysa. Sidaana waxa shebekada wararka ee Araweelonews u xaqiijiyay qaar ka mid…
Berbera(ANN)Maxkamadda gobolka Saaxil ayaa maanta Xoriyadiisa u soo celisay Tafatiraha Shabakada wararka ee Berberanews Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarago), kadib markii uu Muddo afar maalmood ah ku xidhnaa magaalada Berbera, isla…
Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa la odhan karaa waxay qaaday talaabooyin muhiim ah dhinaca horumarka mudadii yarayd ee ay jirtay. Laakiin waxa muuqata mid ay ka…
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray qoyskii uu ka baxay marxuum- Axmed Jaamac Jangelli, oo ahaa siyaasi caan ah oo ku geeriyooday dalka…
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ayaa maanta qasriga madaxtooyadda ku qaabilay wefdi ganacsato Malaysian ah oo booqasho ku yimi Somaliland shalay, kuwaas oo doonaya inay maalgashi ku sameeyaan dalka. Kulanka…
Berbera(ANN)Wefti ka socda Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo shalay soo gaadhay magaalada Berbera, ayaa ka qaybgalay raashin loo qaybiyay qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee Berbera.…
26kii June 2010 waa maalin taariikh gaara ugu fadhida shacabka Somaliland oo codkooda ku muujiyay isbedelkii ay mudada dheer u oomanaayeen, taasoo boqolkiiba konton (50%) u codeeyeen Madaxweynaha haatan talada…