Date archive forMarch, 2011
By info On Thursday, March 31st, 2011
0 Comments

Hargeysa: Xaflad Loo Sameeyey 50 Arday oo ka Qallin-jabiyey Dugsiga Al-nasri

Hargeysa (ANN)- Xaflad loo sameeyey 50 arday oo dugsiga Al-nasri ka bartay akhriska Soomaaliga iyo xisaabta, ayaa shalay lagu qabtay hudheelka Imperial ee magaalada Hargeysa, taas oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyey. More...

By info On Thursday, March 31st, 2011
0 Comments

Gates, Mullen face hostile Libya questions

Washington (ANN) — Defense Secretary Robert Gates on Thursday defended the administration’s decision to intervene in Libya, arguing that military action was necessary to prevent a humanitarian disaster More...

By info On Thursday, March 31st, 2011
0 Comments

Dawlada Taagta Daran Ee Somalia Oo Ku Gacan-Saydhay Shirka Arrimaha Somalia Ee Qaramada Midoobay Ku Baaqeen Iyo Muranka Muddooyinka Is Khilaafsan Ee Baarlamaanka Iyo Dawladda

Muqdsiho(ANN) Dawlada taagta daran ee Somalia ayaa gebi ahaanba ku gacan saydhay qorshe uu watay ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya, Dr. Augustine Mahiga, kaas oo  doonayay More...

By info On Thursday, March 31st, 2011
0 Comments

Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhu RaajiciinTacsi Geerida Marxuum Shire Maxamed

Tafaftiraha shebekada Araweelonews, Carraale M. Jama , Tafaftiraha wargeyska Jamhuuriya , Maxamed Cumar  More...

By info On Thursday, March 31st, 2011
0 Comments

Xulufada NATO Iyo Maraykanka Oo Wejigabax Kala Kulmay Libya,Kadib Markii Ay Soo Baxeen Warar Mucaaridka Lagula Xidhiidhay Al-Qaida Iyo Xoogaga Col Qadaafi Oo Ku Siqaya Dhinaca Benghazi

Sharaxaada Hubka iyo saannada Awooda Milateri  Col Qadaafi,  Khariirad  ku tusay goobaha ay duqeeyeen NATO iyo USA Tripoli (ANN) Xulufada NATo iyo Maraykanka ayaa wejigabax kala kulamay qorshohoodii ku wajahnaa More...

By info On Wednesday, March 30th, 2011
0 Comments

Buuhoodle: Madaxdhaqameed Ka Yimi Garoowe Oo Lagu Mudaharaaday Iyo Gaadhigii Islaam Siciid Garaase Oo Koox Dablay Ahi Ku Dheceen Deegaankaa

Buuhoodle(ANN) wararka ka imanaya deegaanka Buuhoodle ayaa sheegaya inuu halkaa ka dhacay maanta Banaan bax balaadhan oo laga soo horjeedo Socdaal ay ku yimaadeen magaalada Buuhoodle  Madax-dhaqameed ka socda maamulka More...

By info On Wednesday, March 30th, 2011
0 Comments

Somaliland Presidential Statement on Counter-piracy

Hargeisa (ANN) “Somaliland adopts a proactive policy against the piracy. We have successfully convicted over sixty pirates who had been  More...

By info On Tuesday, March 29th, 2011
0 Comments

‘Flickers’ of al Qaeda in Libyan opposition, U.S. NATO leader says

Washington (ANN) — There is a good chance NATO pressure will encourage Libyan tyrant Moammar Gadhafi to leave power, the U.S. NATO commander told Congress Tuesday, but the opposition that could come in the More...

By info On Tuesday, March 29th, 2011
0 Comments

Xukuumaddii Dhacday Haddii Kii Madaarka Kasoo Degayaaba Calankii UDUB Huwado waxay U Muuqanaysaa Kaambayn Iyo Dhoola-tus Haddii Arrintaasi Joogsan weydo, Waa Cida Laga Basas Iyo Dad Bato.” Af-hayeenka UDUB

Hargeysa(ANN)Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee UDUB   Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa si weyn u dhaleeceeyay, isla markaana wax laga xumaado ku tilmaamay siyaasiyiin ka tirsan xisbigiisa oo maalmihii la More...

By info On Tuesday, March 29th, 2011
0 Comments

Xabsiga Weyn Ee Hargeysa Oo Mar Labaad Loo Qabtay Munaasibad Xadhiga Lagaga Jarayo, Dareenka Ka Dhashay Hay’adda Qaramad Midoobay U Qaabilsan Denbiyada Iyo Daroogada Ee Codsatay Furitaanka

Hargeysa(ANN)Hay’adda Qaramada Midoobay  u qaabilsan denbiyada iyo daroogada ee UNDOC oo dib u habayn ku samaysay Xabsiga Hargeysa ayaa maanta ku wareejisay Xukuumadda Somaliland gebi ahaanba Dhismaha xabsiaga More...