Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray qoyskii uu ka baxay marxuum- Axmed Jaamac Jangelli, oo ahaa siyaasi caan ah oo ku geeriyooday dalka Maraykanka dabayaaqadii todobaadkan.

Dhambaal tacsida  ah oo ka soo baxay qasriga madaxtooyada Somaliland ayaa u dhignaa sidan:-
“Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ) waxa uu Tacsi u dirayaa Eheladii, Qarabadii, Asxaabtii, iyo Qoyskii uu ka baxay MARXUUN AMB. AXMED JAAMAC JANGELI oo ku Geeriyooday Dalka Maraykanka.

Madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA ILAAHAY uga baryayaa inuu Naxariistii  Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.”
Axmed Jamaac Jangali wuxuu dawladii la isku odhan jiray Soomaaliya ee burburtay sanadkii 1991-kii uu ka soo noqday Wasiirka Arrimaha Dibada, Safiirka Soomaaliya ee dalka Ingiriiska waxa kale oo uu  xilal badhasaabnimo xiligii lixdamaadkii Hargeysa, Laascaanood iyo Booreme.
Araweelonews Mobile
Somalialnd Office
E-mail info@araweelonews.com

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *