Masuuliyiintii Komishanka Heer Degmo Ee Boorame Oo Xilkii Laga Qaaday
Boorame (ANN)-Masuuliyiintii Komishanka Doorashooyinka heer degmo ee Boorame ayaa laga qaaday xilkii ka dib markii lagu eedeeyey in kaadhadhkii codbixinta doorashada u gacan geliyeen qaar ka mid ah
Ololihii Kaanbeynka Ee Xisbiga UDUB Oo Maalintii Labaad Ku Dhamaaday Fadeexado Musuqmaasuq iyo Mudaharaad Ka Dhacay Oodweyne
Hargeysa(ANN)- Xisbiga UDUB ee kooxda xukuumada Rayaale ayaa galay maalintii labaad ee kaanbeynka, waxaana habeenimadii magaalada hargeysa laga maqlayay sawaxanka sameecado dhaadheer oo dhawaaqoodu kulul yahay, kuwaas
Qaar ka Mid ah Ururada Xuquuqda Aadamaha Somaliland Oo Xukuumada Iyo Xisbigeeda UDUB Ku Eedeeyay Inay Jebiyeen Xeerka Anshaxa Doorashada Madaxtooyada
Hargeysa(ANN)-Qaar ka mid Ururada xuquuqda aadamaha ee Somaliland ayaa ku eedeeyay xukuumada Somaliland iyo xisbigeeda UDUB inay jebiyeen xeerka anshaxa doorashada madaxtooyada ee ay wada saxeexeen saddexda xisbi qaran ee…
Hooyo Gabadheedii Curad Gudida Nabadgelyada Hargeysi Xidhay Ka dibna Maydkeedii Oo Katiinadaysan Loogu Yeedhay
stories/hooyada inanteedu xabsiga ku dhimatay.jpg Hargeysa(ANN)-Hooyo Aamina C/llaahi Maxamed ayaa ku eedaysay gudida nabadgelyada gobolka Hargeysa inay si sharcidaro ah u xidheen Inanteedii curad. Ka dibna Afartan maalmood ka dib…
Damaashaadkii Xisbiga UCID Ee Fagaaraha Beerta Xoriyada Hargeysa
images/stories/imga0152.jpg Hargeysa (ANN)- Kumanaan qof oo ay hor kacayaan Hoggaanka sare ee xisbiga UCID, ayaa maanta si layaab leh isugu soo baxay fagaaraha Beerta xoriyada ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa.…
Fasiraadda Muuqaalladda Siyaasaddaha Is Shabbaha Ee Xukuumadda Rayaale iyo Kooxda Al-shabbaab Ee Koonfurta Somalia
Madaxweyne Rayaale oo fadhiya aasaaskii UDUB.PNG Sida wax isaga bedeleen siyaasada Somaliland oo yeeshay sifooyinka iyo tilmaamaha, ama u ekeysiiyay xaalada Sida siyaasada kooxda Al-shabaab oo si weyn wax uga…
Maaweeladii Madaxweyne Rayaale Ee Siddeed Sannadood Ka dib Iyo Abaabulkii Olalaha Xisbiga UDUB Ee Beerta Xoriyada
images/stories / Hargeysa (ANN)- Dhaqdhaaqa gaadiidka yar yar iyo Basas lagu xidhay sameecado waaweyn ayaa subaxnimadii hore lagu arkayay wadooyinka magaalada Hargeysa, kuwaas oo la sudhay Calnka xisbiga UDUB iyo…
Saansaanta Doorashada Madaxtooyada
Doorashadii madaxtooyada ee qabsoontay bishii April ee sannadkii 2003 iyo doorashada maanta ee 26 Juun, waa laba doorasho oo aad u kala duwan oo kaaf iyo kala dheeri ah.
Saansaanta Doorashada Madaxtooyada
Doorashadii madaxtooyada ee qabsoontay bishii April ee sannadkii 2003 iyo doorashada maanta ee 26 Juun, waa laba doorasho oo aad u kala duwan oo kaaf iyo kala dheeri ah. Madaxweyne…
Madaxweyne Rayaale Iyo Maayar Jiciir Oo Laga Baaciyay Xaraashka Qayb Ka Mid Ah Duleedka Deyrka Idaacada
Hargeysa(ANN)-Muran Gacan ka hadal ah ayaa shalay subaxnimidii hore ku dhexmaray Ciidanka Bilayska iyo Ganacsatada wax ku iibiya Suuqa yare ee deyrka Idaacada dhiniciisa Bari. Ka dib markii koox ka…