Date archive forJune, 2010
By info On Wednesday, June 30th, 2010
0 Comments

Culimada Waaweyn Ee Dalka Oo Ugu Baaqay Musharixiinta Inay u Hoggaansamaan Natiijada ka soo Baxda Komishanka Qaranka

  Hargeysa,(ANN) “Waxa aan xasuusinaynaa inay lagama maarmaan tahay musharixiintii tartamay, taageerayaasha xisbiyadda iyo dhammaan shacbi-waynaha Somaliland ee qiimaha leh in la taageero loona hogaansamo natiijada More...

By info On Wednesday, June 30th, 2010
0 Comments

Dhawaaqa Cabashada Xiligan Ee Xisbiga UDUB Kaga Digayo Natiijada Doorashada Oo Siyaabo Kala Duwan Loo Fasiray

Hargeysa (ANN) Masuuliyiinta Xisbiga  UDUB  ayaa galabta markii u horaysay ka hadlay hawshii codbixinta doorashada madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26 jun, taas oo ay ku doodeen in goobaha qaar lagaga shubtay More...

By info On Wednesday, June 30th, 2010
0 Comments

To beat piracy on the high seas, the EU and India should recognise Somaliland

  Last week the EU’s Head of Foreign Affairs, Catherine Ashton, arrived in India to ask for Delhi’s help in the fight against Somali piracy. While the visit was ostensibly to bolster ties between the EU and More...

By info On Tuesday, June 29th, 2010
0 Comments

Sarkaal Ka Tirsan Masuuliyiinta Kulmiye Ee Awdal Oo Ka Hadlay Dhcadooyinka Mudadii Codbixinta Doorashada Madaxtooyada

Boorame (ANN)-Mid ka mid ah  saraakiisha sare  ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa ayaa  ka warbixiyay mushkiladihii ay kala kulmeen mudadii Ololaha iyo codbixinta doorashada madaxtooyada masuuliyiinta xukuumada More...

By info On Tuesday, June 29th, 2010
0 Comments

Gudidda Anshaxa Doorashada Madaxtooyada Oo Ka Digay Shaacinta Natiijooyin Aan Rasmi Ahayn

Hargeysa(ANN) Guddida Ilaalinta Anshaxa Doorashada Madaxtooyadda Somaliland, ayaa soo saaray qoraal ay ku canbaaraynayaan baahinta iyo fidinta natiijooyin aan rasmi ahayn oo saxaafadu baahiso, isla markaana ka warbixiyay More...

By info On Tuesday, June 29th, 2010
0 Comments

Kormeerayaasha Ka Socday Qaybaha Ururada Bulshada Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabkii Codbixinta Doorashada

Hargeysa(ANN ) Kormeerayaasha ka socday Ururada Bulshada Somaliland ayaa ka hadlay qaabkii ay u dhacday doorashadii madaxtooyada Somaliland ee sabtidii todobaadkan ka qabsoontay dalka Somaliland. Qoraal ay maanta More...

By info On Tuesday, June 29th, 2010
0 Comments

Kormeerayaasha Ka Socday Qaybaha Ururada Bulshada Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabkii Codbixinta Doorashada

Hargeysa(ANN ) Kormeerayaasha ka socday Ururada Bulshada Somaliland ayaa ka hadlay qaabkii ay u dhacday doorashadii madaxtooyada Somaliland ee sabtidii todobaadkan ka qabsoontay dalka Somaliland. Qoraal ay maanta More...

By info On Monday, June 28th, 2010
0 Comments

Komishanka Qaranka Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Ugu Dhawaaqayaan Natiijada Iyo Warbixinta Kormeerayaasha Caalamiga Ah

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Eng. Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise xamari), ayaa faahfaahin ka bixiyey, halka ay marayso tirinta codadkii    More...

By info On Monday, June 28th, 2010
0 Comments

Kormeerayaasha Caalamiga Ah Oo Calaamadiyay Deegaamo Gaara Mudadii Ay Ku Jireen Kormeerka Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Hargeysa (ANN)-Goobjoogayaashii Caalamiga ahaa dalka Somaliland u yimi inay dusha ka ilaaliyaan doorashada madaxtooyada ee dalka ka dhacday sabtidii todobaadkii aynu ka soo gudubnay, ayaa    More...

By info On Saturday, June 26th, 2010
0 Comments

Bilawga Tirinta Codadka Oo Ka Socota Goobaha, Cabashada Komishanka Ee Faragelinta Xisbiyada Iyo Jawigii Bilawgii Hawsha Codbixinta Ee Maanta

 Hargeysa (ANN)-Goobaha codbixinta ee degmooyinka iyo gebolada dalka ayaa gebi ahaanba albaabada loo xidhay xiligii loo qorsheeyay ee makhribkii caawa. Ka dib markii ay codbixinta oo ilaa saaka socotay    More...