Telefishanka Universal Oo Lagu Sanduleeyay Inuu Raaligelin Ka Bixiyo Meelkadhicii uu Bulshada Somaliland Ku Sameeyay
London (ANN) Tviga ku hadla Afsoomaaliga ee Universal ayaa aqbalay inuu raaligelin ka bixiyo warar meel ka dhac ah oo uu baahiyay dhowaan, kuwaas oo ay shacbiga Somaliland si weyn…
Dawlad Kooban Iyo Kursigayga
Tan iyo markii lagu dhawaaqay 1 July 2010 natiijada doorashada taariikhiga ahayd ee madaxtooyada oo loogu tartamayay hogaaminta talada iyo awooda dalka, islamarkaana ay komishanka qaranku natiijadooda ku shaaciyeen inuu…
The jihadists next door
“Having broken away from a failed state, Somaliland is now a success story. But the west won’t recognise it” Rageh Omaar
Taliyaha Bilayska Oo Shacbiga Ka Codsaday Inay Hantida Qaranka Ee La Meelaysanayo La Socodsiiyaan
Hargeysa(ANN)Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Sanqadhi Dubad ayaa ka codsaday dadweynaha somaliland inay lasoo socodsiiyaan wixii ay uga shakiyaan in la meelaysanyo ee hantida ummada ah. Mr. Sanqadhi waxa uu sidaa…
Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Madaxweynaha Cusubi Magcaabay Oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Dawlada Iyo Waxyaabaha Ay Kala Kulmeen
Hargeysa(ANN) Guddiga Daba galka Hantida Ma guurtada ah ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo u Magacaabay inay diiwaangeliyaan hantida qaranka wakhtiga Kala guurka ah ayaa bilaabay hawl gallo ay ku kormeerayaan Hay’addaha…
Madaxweynaha Cusub Axmed Siilaanyo Iyo Daahir Rayaale Oo Markii Labaad Yeeshay Kulan Albaabada Loo Xidhay
Hargeysa (ANN)Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii labaad kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Madaxweynaha xilka sii haya ee uu kaga guulaystay tartankii doorashada madaxtooyada…
Sababaha Axmed Siilaanyo Oo Siddeetan Cod Ku Haniyeeyay Hogaaminta Dalka Siddeed Sannadood Kadib Ugu Guulaystay Sideetan Kun Iyo Saayid Doorashada
Faaqidaad Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ee Kulmiye ayaa ku guulaystay doorasha Somaliland ee cosbixinteeda loo dareeray 26 jun 2010, taas oo natiijadeedii komishanka doorashooyinka qaranku ku dhawaaqeen khamiistii 1 july 2010.…
Sababaha Axmed Siilaanyo Oo Siddeetan Cod Ku Haniyeeyay Hogaaminta Dalka Siddeed Sannadood Kadib Ugu Guulaystay Sideetan Kun Iyo Saayid Doorashada
Faaqidaad Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ee Kulmiye ayaa ku guulaystay doorasha Somaliland ee cosbixinteeda loo dareeray 26 jun 2010, taas oo natiijadeedii komishanka doorashooyinka qaranku ku dhawaaqeen khamiistii 1 july 2010.…
“Dadaal waynu samaynay laakiin Calafka Ayaa Siyay KULMIYE’”
Dr. Maxamed Rashiid oo ka hadlayay Kulan ay ku sagootiyayeen qurba jooga UCID Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha xisbida Cadaalada iyo daryeelka UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland…
Xarunta wada Hadalka Iyo Dumuqraadiyada Oo Soo saartay Talooyin Iyo Hanbalyo Ku Wajahan Madaxweynaha Cusub
Hargysa (ANN) Xarunta Wadahadalka iyo dumuqraadiyada (Center for Dialogue and Democracy) ayaa soo saartay qoraal isugu jira hanbalyo iyo talo bixin ku waajahan madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud…