Date archive forJuly, 2010
By info On Saturday, July 31st, 2010
0 Comments

Koox Dabley Hubaysan Oo Dhacday Xawaalada Qaran Ee Gaalkacayo

  Gaalkacayo(ANN) Dabley ku hubaysan Baastoolado ayaa maanta dhac u geystay Xawaalada Qaran Express laanteeda Magaalada Gaalkacayo. Kooxdan oo sida wararku sheegayaan ka koobnayd Lix Nin, ayaa maanta gudaha u More...

By info On Saturday, July 31st, 2010
0 Comments

Boorame; Is Casilaada Badhasaabka Kacdoonada Cabashada Siyaasadaysan Iyo Arrimaha Taagan

 Hargeysa(ANN) Badhasaabka magaalada Boorama Maxamuud Sh Cabdilaahi Cige ayaa maanta daboolka ka qaaday inuu is casilay, kadib markii sida uu sheegay ay is maandhaafeen ciidamo ka tirsan booliska oo magaladaa la More...

By info On Saturday, July 31st, 2010
0 Comments

Wasiirka Britain U Qaabilsan Afrika Oo Balanqaaday Inay Dawladiisu La Shaqaynay Xukuumada Cusub Ee Somaliland

Hargeysa (ANN) Wasiirka Dawladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika Mr. Henry Bellingham, ayaa sheegay inay la shaqayn doonaan Dawladda cusub ee dhawaan la wareegtay talada Somaliland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Axmed More...

By info On Saturday, July 31st, 2010
0 Comments

Wasaaradihii Ugu Badnaa Oo Maanta Lagu Wareejiyay Wasiirada Xukuumada Cusub

Hargeysa (ANN) Wasariirada xukuumada cusub ee uu Madaxweyne Axmed  Siilaanyo magcaabay todobaadkii hore ayaa inta badan xilka la wareegay maanta. Wasaaradaha masuuliyiinta cusubi maanta xilkii kala wareegeen wasiiradii More...

By info On Friday, July 30th, 2010
0 Comments

Wasiirka Cusub Ee Qorshaynta Dr. Sacad Oo Ka Hadlay Xilka Loo Magcaabay Baaqna Usoo Jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Soo Dhisay

images/stories/dr. saad ali shire2.bmp     Hargeysa (ANN)- Wasiirka cusub ee Madaxweyne Siilaanyo u magaacabay Wasaaradda Qoryshaynta iyo Horumarinta Somalland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa xukuumadda cusub ugu More...

By info On Friday, July 30th, 2010
0 Comments

Haweenka Somaliland oo si Weyn u soo Dhaweeyey Saamiga Madaxweyne Siilaanyo ka siiyey Golihiisa Wasiirada

Hargeysa(ANN)Gaboodka ay ku bahoobeen ururrada haweenka Somaliland ee NAGAAD, ayaa si weyn u soo dhaweeyey saamiga ay ka heleen Golaha wasiiradda cusub ee Madaxweyne Siilaanyo soo dhisay oo uu ku daray saddex dumar More...

By info On Friday, July 30th, 2010
0 Comments

Calankii Somalia ayaan qaadanayaa hadii reerkayga wasiir la siin waayo, xukuumad koobana waa inaad dhista reerkayguna ka muuqdaa!!

26kii june waxa guud ahaan J Somaliland ka dhacday doorashadii madaxtooyada taas oo uu ku guulaystay xisbigii mucaaradka ahaa (KULMIYE) . Ahmed Mohamed siilanyo 27 july 2010 ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxwaynaha More...

By info On Friday, July 30th, 2010
0 Comments

Madaxweyne; Waxaad Dhistay Xukuumad Ka Kooban Qaran iyo Qurbajoog

Sababta shacbiweynaha somalilnd u doorteen xisbiga kulmiye waxay ahayd in uu… Qalinkii Cabdirasaaq Sh Cali Askar Somaliland waxay soo martay hayaan dheer oo lahaa wakhtiyo farxadeed iyo kuwa murugoba lahaa, More...

By info On Thursday, July 29th, 2010
0 Comments

Wasiirkii U Horeeyay Xukuumadda Cusub Ee Siilaanyo Oo Xilka La Wareegay

“Qaramada Midoobay Bisad Iyo Jiir Ayaynu Isku Ahayn, Hadase…” Wasiirkii hore ee Arimaha Debeda Somaliland Hargeysa(ANN)Xafladdii xil wareejinta oo lagu qabtay xarunta Wasaarada Arrimaha dibada More...

By info On Thursday, July 29th, 2010
0 Comments

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magcaabay Xilal Cusub

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray laba xeer oo uu ku kala magacaabay labadan masuul ee hoos ku xusan, kuwaasi oo kala qaban doona Chief of More...