Qaraxyo Keenay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Madaarka Muqdisho Xili Ay Halkaa Ka Dhoofayeen Wefdi Ka Socday Qaramada Midoobay
images/stories/dab-150×150.jpg Muqdisho (ANN)Qaraxyo iyo dagaallo maanta ka dhacay gudaha afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa keenay khasaare weyn. Kadib marii koox hubaysan oo wadata laba gaadhi oo yar…
Maalmaha Isku Beegmay Munaasibadda Ciidda Ee Muslimiinta Ameerika, Xuska 11 Sep; Dhawaaqa Baadariga, Dareenka Dunida Islaamka Iyo Cabsida Laga Qabo Qalalaase Dunada Gilgila
Washington (ANN) Baaderi Maraykan ah oo masuul ka ah kiniisad ku taal dalka Maraykanka, gaar ahaan Gobolka Florida, ayaa ku dhawaaqay arrin fool xummo iyo halis hor leh ka dhex…
Tacadiyada Iyo Hagardaamooyinka Ay Shirkaddaha Diyaaraddaha Iyo Shaqaalaha Madaaraddu Kula Kacaan Qurba-joogga Dalka Booqanaya.
Waxaan maanta oo ay taariikhdu tahay 08.09.10 hallkan idinku soo gudbiyaa maqaal dheer oo aan kaga hadlaayo dhibaatooyinka aan kala go’a lahayn ee aniga iyo musaafiriinta kale ee ila midka…
Shirkada Daallo Oo Bilaabay Duulimaadyadii Xajka
images/stories/xajka.jpg Waxa la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha jecel in ay soo gutaan waajibaadka xajka inay bilowday shirkada Daallo Airlines qabashada Dhokumentiyada (Documents)-Xajka ee Sanadkan 2010.
Masuuliyiinta Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Saaray Heshiis Wax ka Bedelaya Mudo Kordhintii Golaha Guurtidu Sameeyeen
Hargeysa(ANN) Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo Sadexda xisbi qaran ayaa maanta qalinka ku duugay heshiis ka kooban laba qodob oo ay kasoo saareen maaraynta iyo xal u helida arimaha doorashooyinka…
Wasiirka Arrimaha Debeda Oo Ka Hadlay Socdaalkiisa Iyo Dawlada Ethiopia Oo Casuumad U Fidisay Madaxweynaha Somaliland
images/stories/zs.jpg Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaarada arrimaha debeda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo maalmihii u dambeeyay safar shaqo kaga maqnaa dalka ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, wuxuuna ka hadlaay xidhiidhka…
Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda?
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiin habka ay u shaqeeyaan iyo maqaallada ay xambaaraan ay aad uga fog yihiin qawaaniinta caalamiga ah ee…
Zakat Al-Fitr and Eid
By, Ahmed ArwoIslam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless of difference in gender, colour, nationality or social status. We fasted together, and…
Sheekh Aadan Siiro Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Araday Uu Baray Taariikhda Islaamka
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) ayaa shalay xaflad balaadhan oo loogu qabtay Masjidka Xaafada Xawaadle lacago ku guudoonsiiyay arday Kaalmaha hore ka gashay imtixaan dhawaan lagaga qaaday casharo…
Golaha Guurtidu Waxay Mareen Wadadii Xumayd Ee Hore Loogu Bartay
Faallo By, Khaalid Xabsi Golaha Guurtidu wuxuu ahaa gole manfac ahaan iyo magac ahaanba in badan loo hanweynaa oo mararka qaar ahaa, ama u muuqday xiliyo hore xabagta isku haysa…