Nin Jarmal Ah Oo Ku Eedaysan Ka Ganacsiga Muuqaalada Sawiradda Foosha Xun Ee Haween Soomaali Ah Oo Dacwadiisu Maxkamadda Ka Bilaabmay Maanta, Dareenka Dadweynaha Iyo Waxyaabaha Uu Daah-furay
Hargeysa (ANN) Mr. Gunter Bischoss oo ah Nin u dhashay dalka Jarmalka, isla markaana mudo dheer deganaa Somaliland ayaa dhowaan lagu eedeeyay inuu ka ganacsado muuqaalada sawirada fawaaxishka iyo foolxumada…
Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Digtay Inay Madasha Wadahadalka Ee Ergooyinku Fadhiyaan Yimaadaan Masuuliyiin Ka Socota Maamulka Puntland
Hargeysa (ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa maamul goboleedka Puntland uga digtay inay fara gelin ku sameeyaan wada hadalada nabadeed ee ka socda deegaanka duleedka Buuhoodle, halkaas lagu heshiisiinayo labada beelood ee dhawaan…
Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Oo Sheegay Inuu Kulamo La Yeeshay Wasiiradda Dhigiisa Ah Ee Wadamada Carabta Qaarkood Iyo Gudoomiyaha Baanka Aduunka
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga, Khayraadka iyo Xeebaha Dr. Maxamed Yaasiin Xasan, ayaa sheegay inuu guulo kasoo hooyay safar uu dalka kaga maqnaa oo uu booqasho ku soo maray wadamada Carabta qaarkood.…
Wasiirka Iskaashigga Horumarinta Denmark oo ka Hadlay Booqashadii uu ku Yimi Somaliland iyo Cabsida ka Taagan Xagjirnimadda
Maldives (ANN/Minivan News)- Wasiirka Iskaashigga horumarinta caalamiga ah ee dawladda Denmark Mr. Soren Pind, ayaa ka xogwaramay safarkii uu dhawaan ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland iyo cabsida beesha caalamku ka qabto…
Koox Mudanayaal Ah Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Fooda Isku Daray Kulamo Laga Hadlay Sidii Heshiis Looga Gaadhi Lahaa Mooshinka Kala Xadaynta Mushaharooyinka
Hargeysa (ANN)- Golaha wakiilada Somaliland ayaa la filayaa inay go’aan ka gaadhaan mooshinka muranka iyo xaasaasiyada ka abuuray golaha maalmihii ina dhaafay ee kala xadaynta mushaharooyinka Madaxda qaranaka iyo mudanayaasha…
“ I have recently travelled to, Kenya, Somaliland and Ethiopia, and I can tell you that [radicalization] is not only a challenge faced in the Maldives…” Danish Minister. Soren Pind
Maldives(ANN/Minivan News ) Denmark will fund climate mitigation programs in Kenya, Indonesia and the Maldives as part of its US$40 million ‘fast-track’ climate change initiative.Danish Minister for Development Cooperation Søren…
Xubnitii Labaad Ee Ka Tirsan Golaha Wasiirada Ee Raysal Wasaaraha Somalia Magcaabay Oo Is Casilay
Muqdisho(ANN) Xubintii labaad ee ka tirsan golaha wasiirada ee uu dhowaan magcaabay Raysal wasaaraha Somalia Mr. Farmaajo ayaa iska casilay xilkii loo magcaabay. Ka dib markii sida uu sheegay cadaadis…
Kooxda Uu Hogaamiyo Garaadka Sool Ee Collaadda Yaboohinaya Iyo Faroolle Oo La Filayo Inay Kulamo Ku Yeeshaan Nairobi
Nairobi(ANN) Xubno ka tirsan kooxda la baxday SSC ee uu hogaaminayo Garaadka Reer Sool ee u guntaday collaadda ayaa maanta gaadhay xarunta Dalka Kenya ee Nairobi. Kadib markii ay ku…
Suldaan Caan Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Boosaaso
Boosaaso (ANN) Suldaan ka mid ah madax dhaqameedka Boosaaso ayaa caawa fiidkii lagu dilay agagaarka Huteel Juba ee Magaalada Boosaaso. Ka dib markii koox hubaysan oo aan la aqoonsani la…
Meles confers with Somaliland President Ahmed Siilanyo
Adis-abab(ANN) Prime Minister Meles Zenawi said the existing cooperation between Ethiopia and Somaliland would further be strengthened.The premier received and held talks with the new Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamud…