Date archive forNovember, 2010
By info On Tuesday, November 30th, 2010
0 Comments

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Xayiraad ku soo Rogtay Shirkadda Isgaadhsiinta TELCOM/Somaliland

Hargeysa (ANN) Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa xayiraad ku soo rogtay shirkadda isgaadhsiinta TELCOM Somaliland ee xarunteedu tahay caasimadda Hargeysa. Kadib markii sida ay ku sheegtay  qoraalka xiyiraadda maxkamadda More...

By info On Tuesday, November 30th, 2010
0 Comments

Gollaha Wakiilada; Mooshinka Xaasaasiga Ah Ee Bedelaada Shirgudoonka, Buuqa Hadheeyay Madasha Fadhigii Saaka Iyo Odayayntii Gudoomiyiha Guurtida

Hargeysa(ANN)  Mudanayaasha Gollaha wakiilada ayaa si weyn ugu kala qaybsamay mooshin nuxurkiisu yahay in wax ka bedel lagu sameeyo xeer hoosaadka gollaha wakiilada, si ay mudanayaashu fursad ugu helaan in si debecsan More...

By Arraale M. Jaama On Tuesday, November 30th, 2010
0 Comments

Taliyaha Baadhista Denbiyada Ee Somaliland Oo Sheegay In Aanay CID-du U Yeedhin Sheekh Aadan Siiro

Hargeysa (ANN)Taliyaha guud ee Laanta baadhista danbiyada Booliska ee CID-da Daahir Muuse Abraar ayaa markii ugu horaysay waxba ka ma jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in Sheekh Aadan Siiro looga yeedhay xarunta More...

By info On Monday, November 29th, 2010
0 Comments

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Canbaareeyay Xukuumadda Uguna Baaqay In Ninka Jarmalka Ah Ee Sawirada Foosha Xun Iyo Fawaaxishka Sameeyay Lagu Xukumo Shareecada Islaamka

Hargeysa(ANN) Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbil xaakimka Kulmiye ee hogaaminta dalka  haya  Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, ayaa xukumada Somaliland ugu baaqay in shareecada Islaamka lagu fuliyo dacwada More...

By info On Monday, November 29th, 2010
0 Comments

Xisbiga Mucaaridka Ee UDUB Oo Muujiyay Kala Qaybsanaan Kooxaysi Iyo Koox Uu Hogaaminayo Madaxweyne Xigeenkii Hore Oo Kulan Yeeshay

Hargeya(ANN)Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland ahna, guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa muujiyay jaah wareer iyo kooxaysi ka taagan Xisbiga UDUB, isagoo  soo qaatay   guddoomiyihii More...

By info On Monday, November 29th, 2010
0 Comments

Madaxweynaha Kililka Soomaalida Ethopia Oo Isku Balaadhiyay Calanka Somaliland Soo Dhoweyntii Wefdi Xukuumadda Somaliland Oo Booqday Jigjiga Iyo Waxyaabaha Laga Wada Hadlay

 Jigjiga(ANN) Madaxweynaha dawlada Kililka shanaad ee ismaamulka Soomaalida Ethopia  Maxamuud Cumar  ayaa si weyn u  qaabilay Wafti Sare oo ka socday dawladda Somaliland oo booqasho ku tegey caasimada Jigjiga More...

By info On Monday, November 29th, 2010
0 Comments

Wefdiga Shirgudoonka Wakiilada Somaliland Oo Kulamo La Yeeshay Baarlamaanka Jarmalka Iyo Ururka Ganacsiga Afrika

Farnkfurt(ANN) Weftigii Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi ee socdaalka ku marayay dalalka Yurub ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin iyo Mudaneyaal ka tirsan baarlamaanka Jarmalka.Warsaxaafadeed More...

By info On Monday, November 29th, 2010
0 Comments

“Cawilow Ceebta Iska Maydh Oo Ogolow Hay’adaha Sharcigu Inay Ku Baadhaan Si Aad Dadka Ugu Xaqiijiso In Aanad Lunsan Wax Hanti Qaran Ah” Warsaxaafadeedka UDUB

Hargeysa (ANN)- Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB, ayaa markii u horaysay ka hadlay fadeexadihii musuq-maasuq ee xubno uu ka mid yahay wasiirkii hore ee maaliyadda Xuseen Cali Ducaale (Cawil) lagu eedeeyay, taas oo More...

By info On Monday, November 29th, 2010
0 Comments

Kooxda La Baxday Unuga Wadaniyada Oo Qabtay Kulan Ay Ugu Magac-dareen Qiimaha Wadaniyada

Hargeysa(ANN)Masuuliyiinta kooxda la baxday Unuga Wadaniyada Somaliland oo ah urur ay ku midaysan yihiin dhalinyaro ka shaqeeya horumarinta wadaniyadda Bulshada reer Somaliland ayaa Habeenkii Xalay Ahaa ku qabtay More...

By info On Sunday, November 28th, 2010
0 Comments

Madaxweynaha Yugaandha Oo Booqasho Kedis Ah Ku Tegey Muqdsiho, Dareenka La Xidhiidha Socdaalkiisa Iyo Hogaamiye Kooxeedyadii Oo Dib Loo Abaabulay

 Muqdsiho(ANN)Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni  ayaa Booqasho kedis ah maanta ku tegey magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan wararku Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa si kedisa ah uga soo degay More...