Jaamacadda Hargeysa Oo Maanta Dib U Bilawday Hawlihii Waxbarasho Iyo Ciidamo Boolis ah Oo Gaadh Ka Hayay Amaanka
Hargeysa(ANN)Xaalada Jaamacadda Hargeysa ayaa maanta caadi ku soo noqotay waxaana dib loo bilaabay waxbarashadii jamaacadda oo shalay hakad gashay ka dib markii qaar ka mid ah Ardayda Jaamacaddu banaanbaxyo rabshado…
BOQOR RAABOOW HADALKAASI MAHA KII LOOGA BARTAY DHANKAA!!!! By, John
Waxaan dhegeystey waraysi uu bixiyey Boqor Raabi oo uu kaga hadlaayo arimo dhowra oo ay ka midyahiin Jaamacadda Hargeysa iyo Magaaladda ganacsi ee Wajaale. Hadaba markii aan arkay Ciwaanka waraysiga…
Dacwadda Ninka Jarmalka Ah Oo Dhegeysigeedu Saaka Ka Bilaabmay Mandheera, Dhibanihii Markhaatiga Noqday, Muuqaalkii Jawiga Iyo Hanaankii Garsoorka Ee Hoolka
Mandheera(ANN)-Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa markii u horaysay bilawday dhegeysiga dacwad xaasaasi ah oo ku socota Nin Jarmal ah oo magaciisu yahay Mr. Gunter Bishop, kaas oo ku eedeeysan inuu ku…
Mudaharaadyo Hakiyay Hawlihii Jaamacadda Hargeysa, Khilaafka Xoogan Ee Ka Taagan Iyo Kulamadii U Danbeeyay Ee Madaxweyne Xigeenku La Yeeshay Ardayda
Hargeysa(ANN)-Mudaharaadyo salka ku haya cabashooyin ka taagan Jaamacadda Hargeysa ayaa saaka ka dhacay duleedka dhismaha jaamacadda. Kadib markii ay kooxo dhalinayaro ah oo ay hogaaminayaan qaar ka mid ah Ardayda…
Taliyaha Bilayska Somaliland Oo Shaaciyay Inay Qabteen Koox Ku Hawlanayd Sameeyaan Dollar Foojari Ah
Hargeysa(ANN)Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Fureh (Cilmi Kabaal), ayaa daboolka ka qaaday in ciidammada boolisku gacanta ku dhigeen waraaqaha madmadow ee doollarka foojariga ah laga sammeeyo, kiimikooyinkii lagu saifayn…
Dacwadda Ninka Jarmalka Ah Ee Loo Haysto Falalka Dhaqan Xumadda Ah Oo Dhegeysigeedu Ka Billaabmayo Mandheera
Hargeysa(ANN)-Dacwad xasaasi ah oo loo haysto nin jarmal ah oo lagu eedeeyay inuu ku kacay falal dhaqan xumo ah ayaa la filiyaa inay maalinta sabtida 25 Dec, 2010 ka bilaabanto…
Isbahaysiga Ujeeddo Baddan By, Cabdi Xuseen Yuusuf(Cabdi flosy)
Tan iyo markii la soo doortay xildhibaannada muddo haatan laga joogo shan sannadood oo ahayd markii gu horraysay ee Somaliland looga dareero codbixinta xildhibaanno ay shacabku soo doorteen, taasoo dawlad…
Shirkaddaha Shiddaalka Ee Maraykanka Iyo Shiinaha Oo Ku Loollamaya Cidda Hantiyeysa Ceellasha Shiddaalka Somaliland
Beijing (ANN/Africa Intelligence)- Shirkaddaha Maraykanka ugu waaweyn ee dhinaca shidaal qodista iyo kuwa Shiinaha ayaa ku hawlan, isla markaana loolan weyn ugu jira sidii ay u hantiyi lahaayeen Ceelasha shidaalka…
Taliyihii Hore Ee Sirdoonka Somaliland Mr. Kenyaati Oo Markii U Horeysay Soo Bandhigay Xogo La Xidhiidha Ganacsi Hub Ay Ku Lug Lahaayeen Saraakiil Xukuumaddii Hore Ka Tirsanaa
Hargeysa(ANN)-Taliyihii hore ee Sirdoonka Qaranka Somaliland, Xuseen Xasan Rooble (Kenyati) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xogo xasaasi ah oo la xidhiidha dhacdooyin uu xog-ogaal u ahaa tan iyo intii…
Beijng to Roll Out the Red Carpet for Somaliland President
Beijing(ANN/Africa Intelligence)-CNOOC is trying to win oil concessions directly from Somaliland after initially negotiating with Somalia’s central government, which has no say in Somaliland. Somaliland president Ahmed Mohamed Silanyo is…