Egyptian President Hosni Mubarak has said he will not stand for re-election in September, as protests against his rule grow.
Speaking on state TV, Mr Mubarak promised constitutional reform, but said he wanted to stay until the end of his current presidential term. The announcement came as hundreds of thousands…
Egypt’s Mubarak to make ‘important speech’
CAIRO — Egyptian President Hosni Mubarak will make an “important speech” at the end of the day, marking his second public address since protests to his 30-year-role erupted eight days…
Koox Dablay Ah Oo Maanta Toogasho Ku Dilay Laba Nin Deegaanka Horu-Fadhi Iyo Magacyada Maxaabiista Ciidanka Qaranka Somaliland Ka Qabteen Malayshiyada SSC
Qorilugud(ANN)Koox dablay hubaysan oo lala xidhiidhinayo inay ka tirsan yihiin Malayshiyada SSC, ee maalintii doraad dagaalku dhexmaray Ciidanka Somaliland ee ku sugan duleedka Buuhoodle ayaa maanta weerar gaadmo ah ku…
Boga Qoraallada Tacsida Marxuum Ibraahin Maygaag Samatar
Tafaftiraha shebekadda Araweelonews, Maamulka iyo Shaqaalaha oo ka tiiraanyaysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Ala hawnaxariistee Marxuum Ibraahin Maygaag Samatar waxayna Tacsi u Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Tacsiyadeeyay Shcabiga Somaliland Geeridii Marxuum Ibraahin Maygaag Samatar
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii, qaraabadii iyo shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum- Ibraahim Maygaag…
Prof. Ibraahin Maygaag Oo Ku Geeriyooday Dalka Japan
Japan(ANN)Al -hawnaxariistee Mujaahid Ibraahim Maygaag Samatar ayaa ku geeriyooday dalka Japan. Prof. Ibraahin oo ka mid ahaa Siyaasiyiintii hogaaminayey ururkii Xaq u dirirka ahaa SNM ee dalka ka xoreeyey taliskii…
Ololaha Nadaafada Ee Qashin Ururinta Oo Wareegii Afraad Laga Fuliyay Somaliland
Hargeysa(ANN)Ololaha nadaafadda ee qashin ururinta oo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) hore ugu dhawaaqay ayaa dib u dhac ku yimi doorkii Afraad oo ku beegnaa dabayaaqadii todobaadkii hore, balse…
Dawladda Britain Oo Shaaca Ka Qaaday Bilawga Mashaariic Malaayiin dollar Ku Kacaya Oo Ay Ka Hirgelinay Somaliland Iyo Inay Afar Jibaartay Kaalmadii Ay Hore U Siin Jirtay
Hargeysa (ANN) Wasiirka Iskaashiga iyo Xidhidhka Caalamiga ah ee Dawlada Ingiriiska Mr. Andrew Mitchell, ayaa ka waramay kaalmada ay dawlada Ingiriisku siin doonto Somaliland oo la kordhiyay marka loo eego…
Ciidamadda Djibouti Oo Ugaadhsanaya Dadweye Ka Qaybgalay Mudaharaad Ka Dhacay Dalkaa Oo Lagu Dalbanayay Inuu Madaxweyne Geele Xilka Ka Dego
Djibouti (ANN) Dawladda Jabuuti ayaa xabsiga dhigtay daraasiin dad ah, isla markaana ciidamada amaanka ayaa baadi goobaya qaar ka mid ah dadkaa oo qayb ka ahaa mudaharaad boqolaal dad ahi…
Wasiirka Iskaashiga Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah Ee Britain Oo Kulan La Yeeshay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waxyaabaha Ay ka Wada Hadleen
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiska madaxtooyadda ku qaabilay wefti ka kooban lix xubnood oo uu hoggaamiyo Wasiirka Iskaashiga iyo Xidhidhka Caalamiga ah ee DawladaIngiriiska…