Date archive forJanuary, 2011
By info On Monday, January 31st, 2011
0 Comments

Ololaha Nadaafada Ee Qashin Ururinta Oo Wareegii Afraad Laga Fuliyay Somaliland

Hargeysa(ANN)Ololaha nadaafadda ee qashin ururinta oo Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) hore ugu dhawaaqay ayaa dib u dhac ku yimi doorkii Afraad oo ku beegnaa dabayaaqadii todobaadkii More...

By info On Monday, January 31st, 2011
0 Comments

Dawladda Britain Oo Shaaca Ka Qaaday Bilawga Mashaariic Malaayiin dollar Ku Kacaya Oo Ay Ka Hirgelinay Somaliland Iyo Inay Afar Jibaartay Kaalmadii Ay Hore U Siin Jirtay

Hargeysa (ANN) Wasiirka Iskaashiga iyo Xidhidhka Caalamiga ah ee Dawlada Ingiriiska  Mr. Andrew Mitchell, ayaa ka waramay kaalmada ay dawlada Ingiriisku siin doonto Somaliland oo la kordhiyay marka loo eego intii More...

By info On Monday, January 31st, 2011
0 Comments

Ciidamadda Djibouti Oo Ugaadhsanaya Dadweye Ka Qaybgalay Mudaharaad Ka Dhacay Dalkaa Oo Lagu Dalbanayay Inuu Madaxweyne Geele Xilka Ka Dego

Djibouti (ANN) Dawladda Jabuuti ayaa xabsiga dhigtay daraasiin dad ah, isla markaana ciidamada amaanka ayaa baadi goobaya qaar ka mid ah dadkaa oo qayb ka ahaa mudaharaad boqolaal dad ahi  isugu soo baxeen  Jimcihii More...

By info On Monday, January 31st, 2011
0 Comments

Wasiirka Iskaashiga Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah Ee Britain Oo Kulan La Yeeshay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waxyaabaha Ay ka Wada Hadleen

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiska madaxtooyadda ku qaabilay wefti ka kooban lix xubnood oo uu hoggaamiyo Wasiirka Iskaashiga iyo Xidhidhka More...

By info On Sunday, January 30th, 2011
0 Comments

Milateriga Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Maxaabiis Lana Wareegay Fadhiisinkii Malayshiyada SSC Ku Lahayd Deegaanka Buuhoodle Ee Hagoogane Oo Maanta Dagaal Ka Qarxay

  Buuhoodle(ANN)Ciidanka qaranka Somaliland eek u sugan jiida Buuhoodle ee Kal-shaale ayaa gebi ahaanba la wareegay fadhiisinkii ay halkaa ku lahaayeen malayshiyadda la baxday SSC. Kadib markii isku dhac dhexmaray More...

By info On Sunday, January 30th, 2011
0 Comments

Imaaraadka Carabta Oo Aqbalay Inay Martiqaad U Fidiyaan Madaxweynaha Somaliland

Dubai (ANN)Wasiirka macdanta iyo biyaha Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ka xogwaray socdaal oo muddooyinkii u dambeeyey ku joogay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo kulamo kala duwan oo uu la yeeshay More...

By info On Sunday, January 30th, 2011
0 Comments

Gabadha Caanka Ah Ee Saynab Baddawi Oo Warbixin Xiiso Badan BBC-da Kaga Diyaarisay Somaliland

Suxufiyadda caanka ah ee Saynab Badawi oo ka hawlgasha telefishanka BBC-da oo dhawaan booqasho ku timi Somaliland, ayaa diyaarisay warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa oo ay kaga hadashay xaaladda guud ee More...

By info On Sunday, January 30th, 2011
0 Comments

Gollaha Guurtida Somaliland Oo Guddagalay Dood Ku Saabsan Sidii Haweenka Iyo Dadka Laga Tiradda Badanyahay Loogu Xidhi Lahaa Doorashadda Kuraas Kooto Ah

Hargeysa(ANN)Mudaneyaasha Aqalka Gollaha Guurtida  Somaliland ayaa bilaabay dood ay ku naaqishayaan siyaasada gudaha ee xukuumadda Somaliland  iyo sidii Haweenka iyo Beelaha laga tirada badan yahay doorashooyinka More...

By info On Sunday, January 30th, 2011
0 Comments

Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland Oo Dublamaasiyiin Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgelaya Kulanka Midawga Afrika U Gudbiyay Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland

Addis-Ababa (ANN) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo safar shaqo ah ku jooga magaalada Addis oo uu ka socdo shirkii wadamada ururka midawga Afrika, More...

By info On Saturday, January 29th, 2011
0 Comments

Egypt may have turned off the Internet one phone call at a time and President Hosni Mubarak has named intelligence chief Omar Suleiman as his first ever vice-president

Egypt’s shutdown of the Internet within its borders is an action unlike any other in the history of the World Wide Web and it might have only taken a few phone calls to do it.”It’s something I’ve More...