MAANSO:- DIB UNOQO BAALAYAW AFWAYNE KU SOO DIRAAYE
ABWAANKA TIRIYAY :- DACAR IBRAHIM GULEEDTAARIIKHDA UU TIRIYEY :- 1988
Madaxweyne Siilaanyo Oo Mudada Uu Joogo Dalka Imaraadka Ka Qaybgelaya Kulan Caalmi Ah, Socdaalkii Dalka Kuwait Oo La Hakiyay Iyo Heshiisyada La Filayo In Qalinka Lagu Duugo
Dubai (ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefdigii uu hogaaminayay ayaa galabta ka degey dalka Imaaraadka carabta, iyadoo losoo dhoweeyay si heer maamuus qaran ah, waxaana madaxweynaha iyo wefdiga…
Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Oo Iska Fogeeyay Inay Ku Lug Lahaayeen Rabashad Lagu Sameeyay Munaasibad Taageero Loogu Raadinayay Furashada Ururada Siyaasada Somaliland
Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa iska fogeeyay eedo la xidhiidhay inuu ka dambeeyay dhalinyaro xalay rabshado ka sameeyay xaflad lagu qabtay Huteelka Maansoor ee…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Ujeedada Socdaalkiisa Khaliijka Soona Saaray Digreetooyin Xil Ka Qaadis Iyo Magcaabis
Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta u kicitimay dalalka Khaliijka , gaar ahaan Kuwait iyo Imaarada Duabi . Kadib martiqaad rasmi ah…
Munaasibad Taageero Loogu Raadinayay Furashada Ururada Siyaasada Somaliland Oo Isu Bedeshay Rabshado Iyo Inay Dadkii Ka Qaybgalay Mar Keliya Albaabka Jiidhaan
Hargeysa(ANN) Kulan lagu qabtay caawa cawayskii hool ku yaala huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa mar keliya isu bedelay rabshad. Kadib markii ay dadkii halkaa isugu yimi mar keliya albaabka…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Qorshaynaya Booqasho Dhinaca Dalalka Carabta Ah Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qorshaynaya safar ku waajahan qaar ka tirsan wadamada carabta ee khaliijka. Kadib markii uu casuumad ka helay wadamadaa. Ma jiro war rasmi ah…
REMEMBRERING SNM ON ITS 30TH ANNIVERSARY
30 years ago in English spring, SNM (Somali National Movement), a liberation front against dictatorial regime of Somalia, was officially launched in London, as there was no possibility to hold…
Xisbiga Mucaaridka Ee UCID Oo Naqdiyay Xeerka Isgaadhsiinta Golaha Wakiilada Somaliland-na Ku Tilmaamay Saylad U Furan Koox Ganacsato Ah
Hargeysa(ANN)Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa si adag uga hadlay xeerka isgaadhsiinta ee golaha wakiilada Somaliland ansixiyeen maalintii doraad, kaas oo ay ku tilmaameen inay qodobo ka mid ahi kasoo…
Dawlada Taagta Daran Ee Somalia Oo Ku Gacan-saydhay Shirka Qaramada Midoobay Ka Furtay Kenya Ee Arrimaha Somalia Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qaybgalay
Nairobi(ANN) Shirka khilaafka ka abuuray dawladda ku meelgaadka ah iyo qaramada midoobay ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kaas oo sida uu sheegay wakiilka Qaramada Midoobay…
Ivory Coast’s Gbagbo Captured at Presidential Compound
Ivory Coas (ANN)Former Ivory Coast president Laurent Gbagbo has been captured by fighters backing the country’s internationally recognized president.