Date archive forApril, 2011
By info On Friday, April 29th, 2011
0 Comments

Xukuumadda Somaliland Oo Magcawday Gudida Qabanqaabada Munaasibada Maalinta Qiimaha Baddan Ee 18 May Iyo Bannaanbaxa Loo Balansanyahay Ee Britain

Hargeysa(ANN) Madaxweyne Xigeenka Somaliland C/raxmaan C/llaahi Seylici oo ah ku simaha Madaxweynaha ayaa magcaabay guddi sagaal xubnood oo ka kooban, wasiiro,  saraakiil madaxtooyada ka tirsan iyo xubno kale oo More...

By info On Friday, April 29th, 2011
0 Comments

Laascaanood: Sarkaal Ka Tirsan Booliska Somaliland Oo Tacshiirad Rasaas Ah Lala Beegsaday

Laascaanood(ANN)Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland  ee gobolka Sool  ayaa caawa cawayskii lala beegsaday tacshiirad rasaas ah. Kadib markii uu kasoo baxay Masjid ku yaal Koonfurta  magaaladda laascaanood. More...

By info On Friday, April 29th, 2011
0 Comments

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Eng. Xaashi Cilmi Oo Ka Hadlay Waxqabadka Wasaaradda Iyo Qorshihiisa

Jidda (ANN)Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadlay waxqabadka wasaaradda iyo qorshayaasha mustaqbalka ee dhinaca maamliyadda, isagoo sheegay inay sameeyeen cashuur dhimis More...

By info On Thursday, April 28th, 2011
0 Comments

Kulamadii U Danbeeyay: Wefdiga Somaliland Ee Dalka Kuwait Iyo Madaxweyne Siilaanyo Diyaarad Lagaga Qaaday Huteelka Uu Deganaa

Kuwait ( ANN) Madaxweynaha oo weli ku sugan dalka Kuwait ayaa la kulmay maanta  Raysal wasaare xigeenka Dalka Kuwait, isla markaana ah Wasiirka arrimaha debeda ee Dr.  Maxamed Sabax Al Salam Al Sabah, iyadoo More...

By info On Thursday, April 28th, 2011
0 Comments

“Haddii Ay Dalxiisayaashu Booqanayaan Wixii Hargeysa Ka Xigga Barri, Waa Inay Kaxaystaan Gaadiid Hubaysan” Warbixin ay diyaariyeen daxiisayaal Booqasho ku yimi Somaliland

Hargeysa(ANN)“Inkastoo dadka ajaanibka ah ee dalxiisayaasha ah ee u baahda inay u socdaalaan wixii bari ka xiga Hargeysa ay waajib tahay inay oggolaansho helaan, isla markaana kiraystaan gaadh hubaysan oo ilaaliya More...

By info On Wednesday, April 27th, 2011
0 Comments

Xisbiga Mucaaridka Ee UCID Oo Ugu Baaqay Xukuumdda Somaliland Inay Gacan Bir Ah Ku Qabato Shaqsiyaadka Qurba-jooga Awdal Ee Fadqalalada Ka Wada Boorame

Hargeysa(ANN)Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliland inay gacan bir ah ku qabato shaqsiyaad ay sheegeen inay yihiin qurba-jooga Awdal oo fadqalalo ka wada deegaanka Boorame, isla markaana More...

By info On Wednesday, April 27th, 2011
0 Comments

West’s caution on Syria jars with Libyan action

PARIS: An authoritarian Arab ruler unleashes his security forces and irregular militia gunmen to crush peaceful pro-democracy protests, killing hundreds of people including women and children. Does the West (a) More...

By info On Wednesday, April 27th, 2011
0 Comments

Madaxtooyadda Somaliland Oo Munnaasibad Caweys Ku Maammuustay Koox Ardayda Jaamacadda Hargeysa Oo Ikhtiraacay Qaammuus Cusub

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somliland ayaa Xaflad lagu maamuusay koox Arday ah oo dhowaan  hindisay Qaamuus Af-soomaalia ah ayaa caawa caweyskii lagu qabtay Hoteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.  Xafladaa oo ahayd More...

By info On Tuesday, April 26th, 2011
0 Comments

Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom Oo Deeq Ka Kooban Kambayuutaro Iyo Mishiin Dabdhaliye Ah Ku Wareejisay Jaamacadda Gebilay

  Hargeysa(ANN) Shirkada Isgaadhsiinta Telefoonada ee Telesom ayaa maanta qalab Kambayuutaro iyo Mishiin kuwa Laydhka ah ugu  deeqday jaamacadda Tama-cadde ee magaalada Gebilay.Deeqda shirkadda Isgaadhsiinta Telesom More...

By info On Tuesday, April 26th, 2011
0 Comments

Wefdiga Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Degey Dalka Kuwait, Kullamada Loo Qorsheeyay Iyo Maamuuska Loogu Soo Dhoweeyay

Kuwait(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefdigii uu hogaaminayay ayaa galabta ka degey dalka Kuwait. Kadib markii ay booqasho dhawr maalmood ah ku joogeen dalka Imaaraadka carabta, More...