“There are some people who come to us, who are in contact with us and understand our cause, but there is no unity, there is no ” Somaliland President said.
ABU DHABI -Reuters(ANN) – Somaliland will support a United Nations-backed plan to hold convicted pirates in its prisons, its president said on Wednesday, as the breakaway northern enclave bids to…
Shirkada Telesom Oo Markii U Horaysay Si Adag Ugu Hadashay Aragtidooda Ku Waajahan Xeerka Isgaadhsiinta Ee Golaha Wakiiladu Ansixiyay, xidhiidhka Ka Dhexeeya Dalcom Iyo Somcable
Hargeysa(ANN) Shirkada Isgaadhsiinta Telesom ayaa markii u horaysay si rasmi ah shaaca uga qaaday aragtideeda ku waajahan xeerka isgaadhsiinta qaranka ee golaha wakiillada Somaliland ansixyeen iyo mawqifkooda ku waajahan Kaybalka…
Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Oo Ka Hadlay Shir Caalami Ah Oo Uu KU Saabsan Budhcad-badeeda Iyo Saamiga Loo Qoondeeyay Inay Somaliland Ka Hesho Dhaqaalaha Lagu Yaboohay
Hargeysa(ANN)Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa sheegay in Somaliland saami fiican ka heli doonto dhaqaalo badan oo gaadhaya ilaa $5 milyan oo doollar oo lagu ururiyey shirkii…
Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Dhaqdhaqaaqa Furashada Ururada Siyaasada Iyo Weedho Kasoo yeedhay Dr. Gaboose
Hargeysa(ANN)Afhayeenka Madatooyada Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cakuse), ayaa jawaab cad ka bixiyey hadallo ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Cabdi Gabboose oo uu ku taageerayey furashada…
Wefdiga Madaxweynaha Somaliland Ee Ku Sugan Dalka Imaraadka Oo Ka Haday Kulamada Ay Yeesheen Masuuliyiinta Dalkaa
Dubai(ANN) Wefdiga Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa weli ku gudajira booqashadii ay ku joogeen dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, waxayna kulamo masuuliyiinta Imaaradaha dalkaa oo casuumado iyo martiqaad u…
Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsiyeey Marxuum Mujaahid Maxamuud Axmed Cali
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa dhamaan
Guddoomiye Xigeenka Sool Oo Ka Badbaaday Qarax Lala Beegsaday
Laascaanood(ANN)Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sool Maxamed Aadan Cartan, ayaa maanta ka badbaaday qarax lala beegsaday oo la doonayay in lagu khaarajiyo xili uu ka yimi xarunta maamulka Gobolka Sool kuna…
Xubin Xildhibaanada Golahii Hore Ee Wakiilada Somaliland Ugu Fir-fircoonaa Oo Geeriyooday
Adis-ababa(ANN) Alla hawnaxariistee waxa maanta ku geeriyooday cusbitaal ku yaal dalka Ethiopia Marxuum Maxamuud Axmed Cali oo lagu naanaysi jiray (Af-qalooc), kaas oo ahaa Aqoonyahan hore uga tirsanaan jiray golihii…
Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Guddoomiye Cusub Loo Doortay Kadib Markii Uu Geeriyooday Guddoomiyihii Hore
Hargeysa(ANN)Guddida fulinta ee Rugta Ganacsiga, Wershaddaha iyo Beeraha Somaliland ayaa doortay Guddoomiye cusub. ka dib markii uu dhawaan geeriyooday Guddoomiyihii Rugtaa Marxuum C/raxmaan Faarax Sugaal. Kulan ay maanta
Kulamadii U Danbeeyay Ee Wefdiga Madaxweynaha Somaliland, Masuuliyiinta Imaraadka Ee Ay La kulmeen Iyo Waxyaabaha U Qorshaysan
Dubai (ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa weli ku guda jira booqashada ay ku joogaan dalka isutaga Imaaraadka Carabta ayaa Shalay kulan dhawr saacadood qaatay la yeeshay Raysal…