-
Published On: Wed, Apr 20th, 2011

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsiyeey Marxuum Mujaahid Maxamuud Axmed Cali

Smiley face
Share This
Tags

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa dhamaan

 

Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka  Baxay MARXUUM, MUJAAHID. MAXAMUUD AXMED CALI oo ka mid ahaa Aasa-sayaashii SNM, Mujaahidka oo ku Geeriyooday Waddanka Ethiopia gaar ahaan Adis-Ababa.

Madaxwaynuhu wuxu uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

Xafiiksa Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

 

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>