Masuuliyiinta Wasaaradda Boosaha Somaliland Oo Si Badheedh Ah U Difaacay Xeerka Isgaadhsiinta, Weedho Kululna Ku Weeraray Shirkadda Telesom Iyo Dareenka Ka Dhashay Jawaabtooda
Hargeysa (ANN) Masuuliyiita wasaaradda Boosta iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa jawaab kulul bixiyay dhaleecayn masuuliyiinta Shirkada Isgaadhsiinta ee TELESOM maalintii khamiistii doraad si weyn ugu naqdiyeen xeerka Isgaadhsiinta ee dhawaan Golaha…
Somaliland: Ciidamada Amaanka Oo Caaawa Gacanta Ku Dhigay Gaadhi si Weyn Looga Shakiyay, Baadhitaanka Iyo Tuhunada La Xidhiidha Feteshaada Gaadiidka
Hargeysa(ANN) Ciidamada amaanka ee Booliska iyo kuwa wadooyinka ayaa caawa fiidkii mar keliya ka bilaabay wadooyinka magaalada hargeysa baadhitaan feteshaad si taxadir leh loogu baadhayay gaadiidka, taas oo keentay saxmad…
Wasiiradda Arrimaha Debeda Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta UAE Oo Kulan Gaara Ka Yeeshay Iskaashi Labada Dhinac , Xaalada Mandaqada Iyo Mushkilada Budhacad-badeeda
Dubai(ANN)Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar iyo dhigiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Dawladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Abadallah Bin Zayed Al Nahyan ayaa yeeshay kulan gaara oo ay labada…
Maareeyihii Hay’adda Korontada Hargeysa oo Wareejiyey Dayn-xad dhaaf ah
Hargeysa (ANN) Maareyihii hore Hay’adda Korontada Hargeysa Md. Xassan Cisman Aadan (Sabce) ayaa sheegay in xilkaqaadistiisa uu masuul ka ahaa Chief of Cabinent Madaxtooyadda Mr. Xirsi Cali X. Xasan, oo…
Taariikh Nololeedkii Muj Maxamuud Axmed Cali (Af-qalooc) Oo Lagu Aasay Magaalada Hargeysa
Hargeysa(ANN)Allaah ha u naxariistee waxa caasimadda Hargeysa lagu aasay shalay marxuum Maxamuud Axmed Cali (Afqalooc) oo ka tirsanaa mudanayaasha golihii hore ee Wakiillada Somaliland, kadib markii uu Salaasadii ku geeriyooday…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Midnimo Dhexmarta Somaliland Iyo Somalia
Abu Dhabi (ANN/Reuters)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shaaca ka qaaday inay diyaar u yihiin sidii ay u raadin lahaayeen iskaashi dhexmara dalka Soomaaliya, balse waxa uu hoosta…
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Midnimo Dhexmarta Somaliland Iyo Somalia
Abu Dhabi (ANN/Reuters)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shaaca ka qaaday inay diyaar u yihiin sidii ay u raadin lahaayeen iskaashi dhexmara dalka Soomaaliya, balse waxa uu hoosta…
India New intervention role in the enforcement of any such quarantine of Somalia and Ethiopia Needs a Naval blockade and no-fly zone order over Somalia
India(ANN)The plight of the Indian freighter MV Asphalt Venture has added a new dimension to India’s fight against piracy in the Indian Ocean. In a first, a spokesperson for pirates…
Munaasibad Lagu Xusay Marxmuum Mujaahid Haybe Laanbad Oo Ka Mid Ahaa Saraakiishii SNM Iyo Weedhaha Masuuliyiinta Ka Hadashay
Hargeysa(ANN)Munaasibada balaadhan oo lagu xusayay sannad guuradii koowaad ee kasoo wareegtay geeridii Alle ha u naxariistee Mujaahid- Haybe Axmed Guurre (Haybe-laambad) oo ka mid ahaa saraakiishii Milatariga SNM ee xereeyay…
Muran Ka Dhashay Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Oo Laysku Bedelay, Wasiirka Oo Teleefon Ku Joojiyay Tallaabadaa Iyo Agaasimaha Guud Oo Ka Cadhooday
Hargeysa(ANN) wasiirka Maaliyadda Somaliland ayaa Telefoon ku horjoogsaday iskubedel uu Agaasimaha Guud ee Wasaaraddiisu ku kala bedelay Agaasime Waaxeedyadda Cashuuraha ee wasaaradda Maaliyadda, kuwaas oo Agaasimuhu u cuskaday isku bedelkooda…