Mobile phone app sheds new light on risk taking behavior. By Melissa Hogenboom Science reporter, BBC Radio Science
London(Araweelo News Network)New research shows that risky behaviour and impulsiveness can be reliably tested with specially designed mobile phone games.
Abwaanka Caanka Ah Ee Hadraawi Oo Tusaalooyin Ka Bixiyay Guul-darooyinka Nidaamka Dawladnimada Iyo Himilooyinka Bulshada Somaliland Ee Haggaasay
Hargeysa(Araweelo News Network)Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa markii u horraysay shaaca ka qaaday arrin uu aaminsan yahay inay adhaxda ka jabisay himiladii iyo higsigii dawladnimada Jamhuuriyadda Somaliland tan iyo…
Madaxweynaha Somalia Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Marxuumad Saado Cali Warsame
Mogadishu(Araweelo News Network)Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiin kale oo ay horkayaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari, Gudoomiye Ku Xigeenkiisa,Raysal wasaaraha Xukuumadda,Wasiirro,Xildhibaanno, Siyaasiyiin kale oo
Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Oo Xukuumaddda Madaxweyne Siilaanyo Ku Tilmaamay Mid Go’doomisay Dalka Kana Hadlay Doorashada Madaxtooyadda Ee Weli Laallan
Hargeysa(Araweelo News Network)Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ku tilmaamay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo inay dalka gelisay go’doon siyaasadeed oo weli xidhan yihiin xuduudaha ay Somaliland la wadaagto dalalka jaarka.
Dalalka Turkiga, Iran Iyo Qadar Oo Ugu Baaqay Masar In Ay Furto Xadka, Madaarada Israeil Oo La Xidhay Iyo Hogaamiyayaasha Carabta Oo Indhaha Ka Qarsaday Xasuuqa Qasa
Ankara(Araweelo News Network)Hogaamiyayaasha wadamadaTurkiga, Qadar iyo Iran ayaa ugu baaqay xukuumadda Masar in ay furto xadka Rafah ee ay la wadaagto Falastiin
Maxaa Ka Jira Kulanka Xaaji Xirsi Wasiirka Madaxtooyadu Ka Hor Intii Aanu Dalka Dhoofin La Yeeshay Duur Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha!!
Waxa baryahan si xawli ah uga dhex socday Somaliland arrin ku laba kaclaynta xawliga leh ee adeegsiga magaca habar magaado oo la aaminsan yahay inay si wayn dabada uga riixayaan
Inaalilaahi wa inaa ilayhu raajicuun Tacsi Geerida Chief Caaqil Abokor Xasan Dhunkaal
Maamulka, Hawl wadeenada iyo Weriyayaasha shebekaddaha Araweelo News Network iyo Arraweelo.com, waxay tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo Bulshada
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Chief Caaqil Abokor Xasan Dhunkaal Oo Ka Mid Ahaa Odayaasha Ugu Caansan Cuqaasha Somaliland
Hargeysa(Araweelo News Network)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, isla markaana ah ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan
Fanaanadii Caanka Ahayd Ee Saado Cali Warsame Oo Lagu Khaarajiyay Muqdisho
Mogadishu(Araweelo News Network)Fanaanadii Saado Cali Warsame ayaa lagu khaarajiyay Magaalada Muqdisho. kadib markiii koox hubaysan oo aan tiradooda la aqoonsan tacshiirado rasaas ah la beegsadeen, sida ay sheegayaan wararka ka…
Western leadership shot down in Ukraine
irresponsibility on steroids is all we have seen from 95% of the Western statements coming out on the Malaysian plane crash in Ukraine.