Maamulka, Hawl wadeenada iyo Weriyayaasha shebekaddaha Araweelo News Network iyo Arraweelo.com, waxay tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo Bulshada

Somaliland iyagoo ka tacsiyaynaya geerida ku timi Marxuum Chief Caaqil Abokor Xasan Dhunkaal, waxayna Illaahay uga baryayaan inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo, marxuumkana Illaahay naxariistii janna fardawsa ka waraabiyo. Inaa Lilaaah Wa Inaa Ilayhu Raajicuun.

Inaalilaahi wa inaa ilayhu raajicuun
“ waligii rag waa  go’i jiree tanise waa gaw e’ “ 
Dhamaan Golaha Cuqaasha, Madax dhaqameedka,waayeelka iyo waxgaradka guud ahaan gobolka sanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Alle Naxariistii Janno Haka Waraabiyee CHEIF CAAQIL ABOKOR XASSAN DHUNKAAL oo 22-7-2014 , Ku geeriyooday Wadanka Yemen , Waxay Marxuumka Uga Baryayaan In Ilaahay Guud Ahaanba Madax Dhaqameedka Gobolka iyo Gebi ahaanba Dalka Somaliland Samir Iyo Iimaaan kasiiyo , Sidoo Kalena Qoyskii iyo Qaraabaddii Uu ka Baxay Ilaahay Samir iyo iiimaan ka Siiyo. Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun .

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *