Galaydh Oo Ku Faanay In Ethiopia Ugu Hiilisay Dagaalka Iyo Qaska Ay Ku Hayaan Somaliland Kuna Baaqay Colaad Labaatan Sanadood Qaadanay
Saax-dheer(Araweelo News Network)Hoggaamiyaha Kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa ku faanay in dagaalka iyo qaska ay ka wadaan
Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Gabadh Uu Dhalay U Magcaabay Xilka Ugu Awoodda Baddan Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Dhaleecayn Soo Waajahday
Johannesburg (Araweelo News Network) Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma, ayay soo waajahday dhaleecayn kaga timi magcaabis gabadh uu dhalay, iyadoo
Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan SOLTELCO Oo Kormeeray Hawlgalo Wadooyin Cusub Lagu Samaynayo Fariimo Digniin Xanbaarsana U Diray Dadka Wadooyinka Dhistay
Hargeysa(Araweelo News Network)Maayirka oo kormeer ku maray dhismaha iyo bannaynta waddada weyn ee isku xidhi doonta xaafadda isku raranta noqday ee
Israel war on Gaza reminiscent of Hitler genocide: Turkish PM. Erdogan
Ankara (Araweelo News Network) Turkish Premier Recep Tayyip Erdogan has stepped up his criticism against the Israeli regime over Gaza war
Xiisadda Maanta Iyo Xaaladda Somaliland, By. Saeed Issa Eleyeh
Qofkasta oo muwaadin ahi waxuu xaq u leeyahay inuu codkiisa ku cabiro waxuu doonayo iyo wuxuu diidanyahayba isagoo kaskiisa maalaya kana duulaya waxii dadka iyo dalka u dan ah.
Xildhibaankii Labaad Ee Todobaad Gudihii Lagu Khaarajiyo Magaalada Muqdisho
Mogadishu(Araweelo News Network)Koox hubaysan oo aan tiradooda la aqoonsan ayaa goor dhowayd ku khaarajiyay gudaha Magaalada Muqdisho Xildhibaan Aadan Sheekh Madeer oo ka tirsnaa Xildhibaanada dawlada Somalia. Kadib
Saabuunta Dumurku U Isticmaalaan Soo Noolaynta Bikranimada Ee Dhakhaatiirta Caalamku Hore Uga Digtay Oo Soo Badanasya
Hargeysa(Araweelo News Network)-Isticmaalka haweenka Soomaalida ee Saabuunta (Genital Soap) oo lagu suuq geliyay in ay soo celiso bikranimada gabadhaha, isla markaana
Dalalka Bariga Afrika Oo Si Weyn Uga Cabsi Qaba Inuu Usoo Gudbo Cudurka Ebola Oo Ku Fidaya Wadamada Galbeedka Afrika
Hargeysa(Araweelo News Network)Dalalka Bariga iyo Badhatmaha Afrika ayaa si weyn uga walaacsan inuu kusoo fido cudurka dilaaga ah ee EBOLA, kaasoo ay la xarbiyayaan
Tacs: Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsiyeeyay Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Saleebaan Yuusuf Ducaale
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Hoggaamiyayaasha Al-shabaab Oo Ku Hanjabay In Ay Soo Ridayaan Diyaaradaha Maraya Hawadda Deegaamada Ay Gacanta Ku Hayaan
Barraawe(Araweelo News Network)Hoggaamiyayaasha Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta Somalia, isla markaana gacanta ku haya meelo badan oo ka mid ah