-
Published On: Wed, Jul 30th, 2014

Tacs: Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsiyeeyay Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Saleebaan Yuusuf Ducaale

Smiley face
Share This
Tags

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku sugan socdaalkii uu ku joogay Dalka Ingiriiska ayaa  tacsi u diray Reer Yuusuf Ducaale gaar ahaan Suldaan Siciid Yusuf Duacaale oo uu walaalkii Marxuun Saleebaan Yuusuf Ducaale ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 27/07/2014 laguna aasay Xabaalaha Bariga Magaalada ee Naasa-hablood.

Sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu Tacsi taasi la mid ah u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuumku.

Madaxweynuhu waxa uu  Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan saadiqa ALLE ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>