Dirxiga Qudhunku Uma Soo Uree Waabuu Quudhsadaa
Codkaaga Ku Ciil Bax….Q32 Ahmed Arwo images/stories/ahmed arwo1.jpg Waa dhacdo taabanaysa inta damiirkoodu nool yahay. Qofka tan ka nixi waaya ee wax ku qaadan waaya
Araweelo News Network (Archive)
Warar Xaqiiq ah iyo Xog Sugan
Codkaaga Ku Ciil Bax….Q32 Ahmed Arwo images/stories/ahmed arwo1.jpg Waa dhacdo taabanaysa inta damiirkoodu nool yahay. Qofka tan ka nixi waaya ee wax ku qaadan waaya
Boorame (ANN)-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo ah musharaxa jagada madaxweynaha u tartamaya ee xisbigaa ayaa socdaal qayb ka ah Ololaha doorashada oo uu maanta ku kala bixiyay gobolka Awdal ayaa keenay…
Hargeysa(ANN)- Munaasibad aad loo agaasimay oo lagu qabtay shalay Hoolka loogu magacdaray Maarxuum Cali Maarshaal oo ku yaala xarunta xisbiga Kulmiye ee Hargeysa ayaa lagu qaabilay koox
Hargeysa (ANN)- Shaqaalaha dawalada ayaa dareeno cadho leh ka muujinaya mushahar la’aanta soo waajahday sadexdii bilood ee ugu danbeeyay, taas oo kusoo beeganatay
Hargeysa(ANN)- Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin oo ah musharaxa u tartamaya Xisbul xaakimka UDUB ayaa maanta gelinkii danbe ka degey garoonka diyaaradaha ee Magaalada Ceergaabo.
images/stories/marwo hudda2.jpg Hargeysa(ANN)- Marwada Madaxweyne Rayaale Hudda Barkhad ayaa ku hawlan labadii maalmood ee u danbeeyay qorshe geedi ah oo ay ugu diyaargaroobay sidii ay dalka
Hargeysa (ANN)- Wasiirkii Hore ee arrimaha gudaha Ismaaciil Aaadan Cismaan (ismaaciil yare) ayaa ka dalbaday fagaare isu soo baxyadii shalay ka dhacay Degmada Alaybaday, halkaas oo ay
Boorame (ANN)-Masuuliyiintii Komishanka Doorashooyinka heer degmo ee Boorame ayaa laga qaaday xilkii ka dib markii lagu eedeeyey in kaadhadhkii codbixinta doorashada u gacan geliyeen qaar ka mid ah
Hargeysa(ANN)- Xisbiga UDUB ee kooxda xukuumada Rayaale ayaa galay maalintii labaad ee kaanbeynka, waxaana habeenimadii magaalada hargeysa laga maqlayay sawaxanka sameecado dhaadheer oo dhawaaqoodu kulul yahay, kuwaas