Xukuumadda Somaliland Oo Weedho Is Burinaya Kaga Jawaabtay Mawqifkeeda Ku Wajahan Mooshinka Golaha Wakiiladu Ku Laa’leen Diiwaangelinta Iyo Masuuliyiinta Isu Jawaabay
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa mawqifyo kala duwan iyo weedho is burinaya kaga jawaabtay talaabada golaha wakiilada Somaliland ku meel mariyeen Arbacadii 9 Nov 2011, oo ay ku laa’leen diiwaangelinta codbixinta doorashadii…