Date archive forNovember, 2011
By info On Wednesday, November 30th, 2011
0 Comments

“Ismaaciil Yare waxaan Leeyahay Waxaad Eegtaa Boogtii Dhoqoshey, Waxaanu Ahayn Koox Casaabadda Oo Madaxa Iskaga Duubtay Madaxweynii Hore Mujtamac Faasid ahna Sameeyey, Kuwa Qaylinayaana..”Wasiirkii Hore Ee Wersheddaha Somaliland

Hargeysa(ANN) Wasiirkii hore ee Wershedaha Somaliland Maxamed Saleebaan Weyne ayaa sheegay in taliskii uu ka tirsanaa ahaa koox casaabad ah oo ay Mujtamaca ka dhigeen mid faasid ah oo xaaraan quute ah, kuwaas oo More...

By info On Wednesday, November 30th, 2011
0 Comments

Gudida Diiwaangelinta Iyo Ansixinta Ururada Siyaasada Somaliland Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Marxaladaha Ay Marayaan Ururada Tartamaya Iyo Waxyaabaha Aan Loo Ogolayn

Hargeysa(ANN)Guddida diwaangelinta ururada siyaasada iyo ansixinta axsaabta qaranka ayaa digniin u jeediyay ururada siyaasada ee waqtigan lagaga dhawaaqay Somaliland, waxayna sheegeen in aanay samayn karin Ururadu More...

By info On Wednesday, November 30th, 2011
0 Comments

Wasiirka Arrimaha Dibadda Britain Oo Caddeeyay Xiligga Ay Go’aan ka Gaadhi karaan Qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland

London (ANN) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Mr. William Hague, ayaa markii ugu horreysay tilmaan cad ka bixiyey waqtiga dawladdiisu go’aan cad ka gaadhi doonto qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda More...

By info On Wednesday, November 30th, 2011
0 Comments

Ethiopia dragged reluctantly back into Somalia conflict, By Richard Laugh

Ethiopia is being sucked back into Somalia to open another front against Islamist rebels battling Kenyan forces but even a military victory is unlikely to end two decades of anarchy unless the country’s feuding More...

By info On Wednesday, November 30th, 2011
0 Comments

Labada Taliye Ciidan Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Fidno Ka Dhalatay Gabadh Oo Sababtay Inuu Ku Dhinto Hal Askari Qaar kalena Ku Dhaawacmeen

Hargeysa(ANN)Taliyeyaasha ciidammadda qaranka iyo Booliska Somaliland Gen. Nuux Ismaaciil Taani iyo Gen. Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa  ka hadlay dhacdo sababtay inuu ku dhinto hal askari oo bilays ah, ka dib markii More...

By info On Tuesday, November 29th, 2011
0 Comments

A dream takes shape

U transfer student hopes to help rebuild her home country, SomaliaBy Bill Magdalene Suado Abdi arrived in the United States having grown up in war-torn Somalia and then in African refugee camps. In 2006, a year More...

By info On Tuesday, November 29th, 2011
0 Comments

Inaad Sidooda U Gaaloowdaan Oo La Mid Noqotaan Bay Doonayaan, Bay Ex-G/le Sare Omer Suleiman Ali

Magaca maqaalka waxaan ka soo qaatay An-Nisaa 39 oo ka hadlaysa in ay gaaladu geed sare iyo geed hooseba u fuuleen in aad sidooda oo kale u gaalawdaan oo iyaga la mid noqotaan in ay marka Alle dartiis u qaxaan mooyee More...

By info On Tuesday, November 29th, 2011
0 Comments

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Oo Soo Saartay Liiska Ay Kooxuha Goboladu Isu Waajahayaan

Hargeysa(ANN)Wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqday isku aadka tartanka ciyaaraha kubadda cagta iyo gacanta ee gobalada dalka oo la filayo inay maalmaha soo socda sida loo qorsheeyay More...

By info On Monday, November 28th, 2011
0 Comments

Al-shabaab Oo Isu Abaabushay Duulaanka Ku Jihaysan Kadib Markii Ay Albaabadda U Xidhay Xafiisyadii Hay’addaha Qaramada Midoobay Iyo Kuwa Caalamiga Ah

Muqdisho(ANN)Xarakada Al-shabaab ayaa gebi ahaanba la wareegtay xafiiskii Hay’adda UNICEF ee qaramada midoobay  ku lahayd goblka Bay, isla markaana ku amartay inay guryohooda joogaan shaqaalihii xafiiskaa ka More...

By info On Monday, November 28th, 2011
0 Comments

Qorshe-xumada Guryo-noqoshada Madaxweyne Siilaanyo iyo Is Hortaagga Cukuse ee Su’aalaha oo Joogto Noqday Faallo; Weriye Cali Jaamac Maxamed

Muddo sannad iyo badh ku dhow oo talada dalka ay haysay xukuumadda la doortay ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa maalinba maalinta ka dambaysa soo ifbaxayey fadeexado maamul oo la xidhiidha haykalka More...