Hanbalyo Arooska Xasan Xuseen Xaaji   Xasan  iyo Muna Xasan C/llaahi Alif Mabruuk, Gacal  Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Chief Caaqil Aabo Cali Xirsi Axmed, Hooyo Xaawa Maxamed Aadan Goodir, Hooyo Faadumo Axmed Yaasiin,  Muuse Cali Xirsi iyo Caruurtiisa, Shaal Cali Xirsi iyo Caruurteeda, C/llaahi  Cali Xirsi iyo Caruurtiisa,  Saalax Cali Xirsi iyo Caruurtiisa,

Suhuur  Cali Xirsi iyo Caruurteeda,  Xamse Cali Xirsi, Madar Cali Xirsi, Nasra Cali Xirsi, Khadra Cali Xirsi, Sadaam Cali Xirsi, Caasha Cali Xirsi, Naasir Cali Xirsi,  Ismaaciil Cali Xirsi .
Dhamaan reer Cali Xirsi oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dacalada aduunka waxay  Hanbalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan Meherka  Maxamed C/llaahi  Ileeye iyo  Hodon Cali Xirsi oo meherkoodu ka dhacay  11/11/ 2011 Huteel Barwaaqo ee Magaalada Burco, waxayna Ilaalay uga baryayaan  inay noqdaan kuwii arooskooda iyo aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo Alif Mabruuk
Aamiin Aamiin Aamiin

Hanbalyo Meher Wacan
Awoowe Maxamed Aadan Cali , Ayeeyo Saluugla  Xaaji Faarax, Maxamuud  C/raxmaan Maxamed, Reer C/raxmaan Maxamed Cilmi  iyo   dhamaan reer Maxamed Aadan Goodir  iyo Reer  Axmed Aadan Goodir iyo Qoyska Chief Caaqil Cali Xirsi oo kala jooga Somaliland  iyo dacalada  aduunka   waxay  Hanbalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan Meherka  Maxamed C/llaahi  Ileeye iyo  Hodon Cali Xirsi oo meherkoodu ka dhacay  11/11/ 2011 Huteel Barwaaqo ee Magaalada Burco, waxayna Ilaalay uga baryayaan  inay noqdaan kuwii arooskooda iyo aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo Alif Mabruuk Aamiin Aamiin Aamiin
Hanbalyo Meher Wacan

Khadra Cali Xirsi, Cismaan Maxamed  Cismaan,  C/qaadir Xaaji Cali Ibraahin, Hodon Maxamed Siciid,  Filsan Maxamed Axmed, Deeqa Saalax Axmed. Dhamaan Ardayda Adis Ababa Medical College  waxay  Hanbalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan Meherka  Maxamed C/llaahi  Ileeye iyo  Hodon Cali Xirsi oo meherkoodu ka dhacay  11/11/ 2011 Huteel Barwaaqo ee Magaalada Burco, waxayna Ilaalay uga baryayaan  inay noqdaan kuwii arooskooda iyo aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo Alif Mabruuk
Aamiin Aamiin Aamiin

What’s your Reaction?
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0
+1
0

By info

Motivated, teamwork-oriented, and responsible manegment , Development, Data analyst with significant experience in increasing comprehension of reports and presentations, and working in the Somaliland media, human rights, social affairs, democracy and the nation-building process for the past two decades, by the average professional.experien and Highly educated, possessing a Professional Certificate of Journalism ,DIploma and BA Journalism and Politics.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *