Xarunta Wadahadlka Iyo Dumuqraadiyada Oo Markii Labaad Soo Saartay Natiijada Saadaasha Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland
Hargeysa(ANN)- Xarunta Wadahadalka iyo dumuqraadiyada ayaa markii labaad soo saartay daraasad lagu saadaalinayo natiijada codbixinta doorashada madaxtooyada Somaliland ee maanta cod bxinteedu ka socotay