Maydka Marxuum Ibraahin Maygaag Oo La Filayo Inuu Soo Gaadho Madaarka Hargeysa Saacadaha Soo Socda Iyo Weedhihii U Danbeeyay Dar-daarankii Dhaxal Galka Ahaa
Hargeysa(ANN)Maydka Marxuum Ibraahim Maygaag Samatar ayaa lagu filayaa inuu maalinta berri ah soo gaadho Magaaladda Hargeysa iyada oo lagu aasi doono xabaalaha Qaranka ee Magaallada Hargeysa. Sida ay sheegeen guddida…
Labada Xisbi Mucaarad Ee Somaliland Oo Xukuumadda Curdinka Ah Ku Noqday WALO Iyo JIIR, By, Ahmed Shire Mohamed (Baandheeye), UAE
Muddo Labatan sannadood ah ayaa ka soo wareegtey waqtigii ay Somaliland go’aansatay inay ka go’do Somaliya inteeda kale, ka dib markii ay u martay waddo dheer oo ay ku weydey…
Speech by the Somaliland Foreign Minister at the Wilton Park Conference
Wilton Park Conference, 7-9 February 2011: Somalia: Building Stability, Accepting Reality Ministers, Distinguished guests, Ladies & Gentlemen, Thank you for inviting me as the Foreign Minister of Somaliland to participate…
Ganacsadaha Hindiga Ee Iibsaday Dhismaha Safaaraddii Somalia Ee Kenya Oo Rafcaan Ka Qaatay Go,aankii Hore Looga Xukumay
Nairobi(ANN) Maxkamadda dalka kenya ayaa ku wargelisay qoraal ka kooban 59 bog oo la xidhiidha rafcaan uu ka qaatay ganacsadaha Hindiga ahi go,aankii hore ee dhismasha safaaradii somalia ee halkaa…
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland, Shirka Somaliya London Loogu Qabanayo iyo Dareenka Qurbo Jooga
Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Cabdillahi Cumar oo ka qayb-galaya shir caalami ah oo loo qabanayo Somaliya ayaa si kala duwan looga faalooday. Inkastoo Somalida…
Dhawaaq Kasoo Baxay Wadaado Lala Xidhiidhiyo Kooxha Mayalka Adag Oo Dareen Ku Abuuray Bulshada Somaliland
Hargeysa(ANN) Qaar ka mid ah Culimada culimada Somaliland ee gobolada Hargeysa, Togdheer iyo Awdal, isla markaana lala xidhiihdiyo kooxhaha mayalka adag ayaa baaq nabadeed kasoo saaray xaalada deegaanka buuhoodle ee…
Madaxweyne Xusni Mubaarak Oo Xukunka Ka Degey Iyo Cabsida Laga Qabo Xaalada Siyaasadeed Ee Masar
Qahira(ANN)Madaxweynihii Dalka Masar Xusni Mubarak, ayaa goor dhawayd iska casilay xilkii Madaxtinimmo ee dalka Masar oo uu muddo dheer soo hayay, ka dib, mudaharaado muddo saddex todobaad ku dhaw ka…
Madaxtooyada Somaliland Oo Ganafka Ku Dhifatay Weedho Hogaamiyayaasha Mucaaridku Ku Canbaareeyeen Wasiirka Arrimaha Debeda
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay eedo ka soo yeedhay Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo UDUB, kuwaas oo naqdiyay Wasiirka Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka…
Mubarak Refuses to Step Down
CAIRO — President Hosni Mubarak told the Egyptian people Thursday that he would delegate more authority to his vice president, Omar Suleiman, but that he would not resign his post,…
EVELOPING: Conflicting Reports on Whether Egyptian President Mubarak Will Step Down
Cairo(ANN)Thousands of protesters have gathered in Cairo’s Tahrir Square awaiting word on whether Egyptian President Hosni Mubarak will stay in office amid conflicting reports as he is expected to address…