Libya: RAF Tornados destroy seven Libyan tanks
RAF Tornados have destroyed seven tanks in Libya as air strikes there continue, the Ministry of Defence (MoD) has said.Tripoli (ANN)The jets hit two tanks in Ajdabiyah and five in…
Ciidanka Bilayska Berebera Oo Gacanta Ku Dhigay Gaadhi Xamuul Ah Oo Si Tuugo Ah Loogu Raray Hadhaaga Wershedii Sibidhka Berbera Iyo Tuhunka Ku Xeeran
Berbera(ANN)Ciidanka Bilayska Berbera ayaa gacanta ku dhigay gaadhi Xamuul ah oo si tuugo ah loogu raray qalab iyo biro ka mid ah hadhaaga wershedii sibidhka ee Berbera, kaas oo laga…
Caruur Biyo Sumaysan Cabtay Oo Ku Geeriyootay Magaalada Burco Iyo Badhasaabka Oo Ka Hadlay Cida Ay Falkaa U Qabteen
Burco(ANN) Afar dhalinyaro ah, ayaa caawa ku geeryooday magaaladda Burco mid kalena waxa uu galay xaalad halis ah, ka dib markii ay cabeen biyo sumaysan oo yaalay Masaajid hortii, waxaana…
Qoraal Qaar Ka Mid Ah Dhalinayrada Deegaanka Berbera Kaga Hadleen Maalgashiga Wersheda Sibidhka
Berbera(ANN)Waxaanu ka hadlayna muranka ka dhashay maal gashiga wershada sibidhka berbera, kaasoo salka ku haya dano shaqsiyaad iyo kala riixasho dhexdooda ah. Ma aha qeylada ka soo yeedhaysa maalgashayadashu mid…
Qiimaha Sarifka Dolarka Oo Si Weyn U Kacay, Dagaalka Dhinaca Dhaqaalaha Ee Ku Waajahan Xukuumadda Somaliland Iyo Doorka Ganacsatada
i Hargeysa(ANN) Qiimaha sarifka dollarka ayaa si weyn u kacay labadii maalmood ee u danbeeyay suuqa sarifka lacagta ee magaalooyinka Somaliland, gaar ahaan suuqa ugu weyn ee magaalada hargeysa, wuxuuna…
Roobabka Oo Ka Curtay Deegaamada Galbeedka Somaliland Qaarkood Iyo Daruuraha Cirka Ka Buuxa Oo Jawahiga U Bedelay Kulayl Iyo Huur
Boorame (ANN) Magaaladda Borame iyo deegaanka ku hareeraysan ayaa galabta lagu doogsaday. Kadib markii uu helay Roob shuux ah oo qaboojiyay dadka magaaladaasi iyadoo la filayo daruuraha dul taagan awgood…
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Ku Geeriyooday Hargeysa
Hargeysa(ANN)Alle ha u naxariistii waxa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa Marxuum-Yuusuf Sh. Maxamed Nuur (Ugaaska), oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Guurtida Somliland. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed
Djibouti: Cod Bxinta Loo Dareerayo Jimcaha, Loolanka Musharaxa Madaxa Banaan & Madaxweyne Geele, Cabsida Laga Qabo Natiijada Iyo Mucaardika Ka Faagay Tartanaka Oo Cod Dheer Ugu Baaqay Shacbiga
Djibouti(ANN) Doorashada dalka Djibouti ayaa la filayaa in loo dareero maalinta Jimcaha ee fooda inagu soo haysa, iyadoo ay maalmihii u danbeeyay socdeen ololayaasha kaanbeynka ee u dhexeeya Madaxweynaha dalkaa…
Aasaaskii SNM, Dhawaaqii London Iyo Xusuusta Soddon Sannadood Ka Dib Waxyaabaha Ay Maalintani Nasiibka U Yeelatay Ee Kaga Duwan Tahay Xuska Munaasibadaha Maalmihii Hore
Hargeysa (ANN)Xaflad balaadhan oo lagu maamuusay xuska sannad guurada 30-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ururkii SNM oo ku beegan 6 April. Kadib markii lixdii April 1981 lagaga dhawaaqay magaalada…
“Yuusuf Tallaabo Wuxuu Caadaystay Inaanu Qarin Sirta Guddida Wuxuuna Khal khal Geliyay Shirarkii , Xisbiga UDUB-na Amba Ka Mid Ayaan Ahay” Gudoomiyaha Gudida Talo Bixinta Ururada Mr. Koore
Hargeysa (ANN)-Guddoomiyaha Guddida Madaxweynaha Somaliland dhawaan u magacaabay kasoo talo bixinta furashada Ururada siyaasadda Md. Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa sheegay inay dhammaadka bishan madaxweynaha u gudbin doonaan tallooyinkii iyo…