Markab Siday Ku Dhowaad Boqol Qof Oo Muwaadiniin Somaliland Ah Iyo Shixnado Badeecado Oo Xukuumadda Somaliland Badbaadisay
Hargeysa(ANN)Xukuumada Somaliland ayaa saaka soo badbaadisay 77 muwaadin oo ay ku jireen 16 carruur ahi oo ka soo qaxay qulqulatooyinka iyo kacdoona ka jira dalka Yeman, kuwaas oo muddo shan…
Qaban-qaabada Qurba-Jooga Somaliland Ee Cariga Biritain Iyo Banaanbax Balaadhan Oo Lagu Taageerayo Qaranimada Somaliland Xuska Sannad Guurada 20aad Ee 18 May
London(ANN) Boqolaal kun oo ah muwaadiniinta Somaliland ee ku dhaqan dalalka Yurub, gaar ahaan cariga Britain ayaa wada qabanqaabada isu soo baxii ugu balaadhnaa ee ay sameeyaan qurba jooga Somaliland,…
Xukuumadda Somaliland Oo Qoraal Kusoo Bandhigatay Waxqabadkeeda Saddexdii Bilood Ee U Danbeeyay Q. Sadexaad
Hargeysa(ANN) Xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigatay qoraal ka kooban afar iyo sodon bog oo ay ku sharaxayso waxqabadkeedii saddexdii bilood ee u danbeeyay, iyadoo qoraalkaa oo saxaafada loo qaybiyay lagu…
Nin Sheegtay Inuu Yahay Nebi Khadar Oo La Horkeenay Maxkamadda Hargeysa
Hargeysa (ANN) Maxkamadda degmadda Hargeysa ayaa dhegeysatay kiis aan hore noociisu usoo marin. Kadib markii saaka maxkamadda la hor keenay Nin sheegtay inuu yahay Nebi, kaas oo ku doodaya inuu…
Mudanayaasha Wakiilada Somaliland Ansixinta Xeerka Isgaadhsiinta, Loolankii Shirkaddaha Ee Madasha U Bedelay Saylada Iyo Dhaqaallaha Lagu Kala Qaybiyay
Hargeysa(ANN) Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay xeerka Isgaadhsiinta Somaliland ee Xer No. 50/2011, kaas oo maalmihii la soo dhaafay doodiisa ay ku kala…
Maamulaha Shirkadda Dahabshiil,(CEO) Oo Cashar U jeediyey Arday Ka Qalin-jebisay Kulliyadda Dhaqaallaha jaamacad Ku Taal Helsinki
Finland,(ANN) Abdirashiid Dahabshiil oo ah maamulaha guud ee shirkadda caalamiga ah ee Dahabshiil, ayaa dhawaan lagu casuumay inuu ka hadlo Jaamaadda Aalto Unviersity ee magaalada Helsinki ee Finland, taas oo…
Xukuumadda Somaliland Oo Qoraal Kusoo Bandhigatay Waxqabadkeeda Saddexdii Bilood Ee U Danbeeyay Q.Labaad
Hargeysa(ANN) Xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigatay qoraal ka kooban afar iyo sodon bog oo ay ku sharaxayso waxqabadkeedii saddexdii bilood ee u danbeeyay, iyadoo qoraalkaa oo saxaafada loo qaybiyay lagu…
Madaxweynaha Somaliland Oo Hanbalyeeyay Guusha Madaxweynaha Djibouti
Hareysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hadlay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday Jimcihii dalka Jabuuti, taasi oo uu markii sadexaad ku guulaystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.Madaxweynuhu…
Natiijada Doorashada Djibouti Oo Lagu Dhawaaqay , Guusha Loo Suntay Madaxweyne Geele Iyo Musharaxa Madaxa Banaan Ee Mucaaridka Oo Ku Gacan Saydhay
Djibouti(ANN) ee shalay ka dhacday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu mar saddexaad ku guuleystay xilka madaxtinimada dalkaa.kadib markii lasoo gebagebeeyay natiijada doorashada ee cod…
Xukuumadda Somaliland Oo Qoraal Kusoo Bandhigatay Waxqabadkeeda Saddexdii Bilood Ee U Danbeeyay
Hargeysa(ANN) Xukuumadda Somaliland ayaa soo bandhigatay qoraal ka kooban afar iyo sodon bog oo ay ku sharaxayso waxqabadkeedii saddexdii bilood ee u danbeeyay, iyadoo qoraalkaa oo saxaafada loo qaybiyay maanta…