Masuuliyiinta U Sarreeya Ciidanka Booliska Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Musuq-maasuq Lala Xidhiidhiyay Saraakiisha Sarre Ee Bilayska
Hargeysa(ANN)Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Furre, ayaa waxba kama jiraan iyo been abuur ku tilmaamay war kusoo baxay maanta wargeyska Haatuf ee kasoo baxa magaalada hargeysa, kaas oo…
Gulf of Aden Security Review – April 18, 2011
Yemen: AQAP militants attack army officer in Abyan; JMP says Saleh resignation nonnegotiable; mass demonstrations over Saleh’s speech throughout Yemen; crackdown in Sana’a injures over thirty people; over 88 people…
Xukuumadda Imaraadka Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Martiqaaday Casuumad Balaadhan Oo Ay Ka Qaybgaleen Shirkado Caalami Ah Iyo Wefdiga Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya
Dubai(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefdiga uu hogaaminayay oo maalmahan booqasho ku jooogay dalka Imaraadka carabta ayaa shalay loo sameeyay casuumada balaadhan, taas oo wasiirka waxbarashada dalkaa…
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Si Sharcidaro Ah U Bixiyay Dersin Ugaadh Ah, Madaarka Iyo Dekedda Berbera Oo Noqday Marinka Tahriibta Ugaadha Iyo Xayawaanka Duurjoogta
Hargeysa(ANN)“Dhibaato baddan iyo gacandhaaf ayaa lagu hayaa Ugaadha, cida ku haysaana waa dadka Somaliland, Ugaadha dalka ku nool qaar waa kuwa Hilibka cuna, sida Libaaxa, Shabeelka, waraabaha, Harimcadka iyo kuwo…
Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Oo Sheegay Inay Maxkamad Geynayaan Koox Ciidanka Ah Oo Amardiido Sameeyay
Hargeysa(ANN)Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Furre (Kabaal), ayaa maanta markii u horaysay shaaca ka qaaday inay maxkamad ciidan soo taagayaan 34 Askari oo boolis ah oo si amar…
Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Oo Maanta U Fadhiistay Imtixaan Iyo Wasiirka Oo Sheegay Inaanu Xal U Hayn Kuwa Imtixaanka Dhaca
Hargeysa(ANN) shaqaalaha Wasaaradda Duulista iyo Hawada, ayaa maanta si rasmi ah ugu fadhiistay imtixaanka qiimaynta ahee ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu ka qaado hay’adaha iyo wasaaradaha xukuumadda. Imtixaankan oo ay soo…
Nin Sheegtay Inuu Yahay Nebi Oo Maxkamadda Degmadda Hargeysa Ku Riday Xukuno Kala Duwan
Hargeysa(ANN)Maxkamada degmada Hargeysa, ayaa go,aan kasoo saartay Nin sheegtay inuu yahay nebi, kaas oo dacwadiisu todobaadkii hore ka bilaantay maxkamadda gobolka hargesya. Garsooraha dacwadaa qaaday ayaa maanta ku dhawaaqay go,aanka…
Hargeysa: Ku Dhowaad Todobaatan Guryo Buulal Ah Oo Ku Shufbeelay Afaafka Hore Ee Xaafada Caanka Ah Ee Goljano
Hargeysa(ANN)Dab ayaa ka holcay maanta duhurkii Afaafka hore ee xaafada gol jano ee magaalada hargeysa, halkaas oo ay ku nool yihiin ku dhowaaad todobaatan qoys oo danyar ah. Ciidammada Booliska…
Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Kulan La Yeeshay Wefdi Ka Socday Kooxda Qaramada Midoobay U Qaabilsan La Dagaalanka Budhcad-badeeda
Hargeysa(ANN)Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday qaramadda Midoobay xafiiska u qaabilsan la dagaalanka budhcad badeeda…
Xukuumadda Somaliland Oo Qoraal Kusoo Bandhigatay Waxqabadkeeda Saddexdii Bilood Ee U Danbeeyay Q.Afraad
Normal 0 false false false EN-US X-NONE AR-SA MicrosoftInternetExplorer4 /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:”Table Normal”; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:””; mso-padding-alt:0in 5.4pt 0in 5.4pt; mso-para-margin:0in; mso-para-margin-bottom:.0001pt; mso-pagination:widow-orphan; font-size:10.0pt;…